Monday, January 21, 2019

Madaxweyne Farmaajo oo mar kale shir ku ballamiyay Dowlad Goboleedyada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa isaga oo garwaaqsan baahida loo qabo ilaalinta midnimada, wadajirka iyo qarannimada Soomaaliyeed, isla markaasna tixraacaya...

Madaxweynayaasha Hirshabeelle iyo K.Galbeed oo codsi gaar ah u diray dowladda Somaliya.

Madaxweynayaasha Maamu Goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofir Galbeed Maxamed Cabdi Waare iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa codsi gaar ah u diray dowladda Federaalka ah...

Madaxweyne Waare “Mowqifkeena waan ka gadi weynay xaq bay u leeyihiin, inaguna nama qasbi...

Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle ayaa sheegay in Maamulkiisa aan laga saarin xubinnimada Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada. Waxa uu tilmaamay in uu guul dareystay...

Madaxweyne Waare oo laga reebay Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada. (Sawirro)

Wararka ka imanaaya Magaalada Garoowe ayaa sheegaya in gelinka dambe ee maanta uu ka furmayo Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Gooleedyada. Sida ka muuqato Boorarka madaxda...

Kazakhstan oo 16 ceel biyood ka qodday Shabeellaha dhexe,Sawirro

Dowladda Kazakhstan,ayaa maalgelisay dhismaha iyo qodidda 16 Ceel Biyood oo laga hirgeliyay Gobolka Shabeellaha dhexe. Howsha dhismaha iyo Qodidda Ceel biyoodka waxaa fududeeyay Howlgalka Midowga Afrika...

RW Khayre oo dhagax dhigay Dhismaha Xarumaha Madaxtooyada,baarlamaanka iyo Wasaarada Maaliyada.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Jowhar, ayaa dhagax dhigay dhismaha Xafiisyada Madaxtooyada Hir-shabeelle, xarunta baarlamaanka...

Shacabka Beledweyne: ‘Gobolkeenna TB miyaa laga daweynayaa?, lixdii biloodba Guddoomiye cusub’, Maqal

Shacabka Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ka argti dhiibtay Magacaabista cusub ee Guddoomiyaha Gobolka. Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Guddoomiyaha cusub...

Xaaf oo shahaado sharaf ka helay dowlad Goboleedyada,Sawirro

Iyada oo Maanta Magaalada Garowe lagu soo gaba gabeeyay shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada lagana soo saaray war-murtiyeed ka kooban 15 qodob oo Amaanka,Siyaasadda...

Aw-Xirsi: ” Dowlad-goboleedyadu kama qeybgelayaan shirka Muqdisho, aniga ayaa la ii wakiishay”,Maqal

Sida uu Mustaqbal Radio u sheegay Wasiirka Qorsheynta Jubaland Aadan Aw-Xirsi Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa diiday ka qeybgalka shirka Amniga Qaranka ee uu dhawaan...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle oo Gudoomiye Cusub u Magacawday Baladweyne.

Wareegto kasoo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadlle ayaa  xil ka qaadis loogu sameeyay Gudoomiyihii Degmada Baladweyne,...
error: Content is protected !!