Thursday, March 21, 2019

Wasiirrada Warfaafinta iyo Amniga oo Balcad kula kulmaya saraakiisha Ciidanka gadoodsan

Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan saraakiisha hoggaamineysa Ciidamada dowladda ee shalay isaga baxay Difaacyadii...

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo beeniyay in uu isaga baxay Jowhar

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Guudlaawe ayaa beeniyay warar sheegayay in uu isaga baxay magaalada Jowhar kaddib markii Ciidamada dowladda ay...

Maamulka Mahaddaay oo ka hadlay Ciidanka ka baxay degmada

Maamulka Degmada Mahaddaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa beeniyay warar sheegaya in degmadaasi ay la wareegeen Al-shabaab. Guddoomiyaha Degmada Mahaddaay Axmed Xuseen Afrax, ayaa u...

Ciidamo ka tirsan Dowladda oo isaga baxay saldhigyo ay ku lahaayeen Sh.Dhexe

Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ay xalay ilaa saaka isaga baxeen saldhigyo dhowr ah oo...

Al-shabab oo isaga baxay Degmada Balcad

Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab ayaa isaga baxay Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe halkaas oo qeyb ka mid ah ay xalay saqdii dhaxe  qabsadeen. Goobjoogayaal ku sugan...

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo gogol nabadeed u dhigaya beelaha dagaallamay

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xusseen Guudlaawe ayaa ku baaqay in shuruud la'aan loo joojiyo dagaal beeleedka Degmada Cadale. Waxa uu sheegay in ...

Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo Cadale u tagaya daminta dagaal Beeleed.

Xildhibaan Maxamed Cabdulle Maxamuud Batalaale oo katirsan Hir-Shabeelle oo la hadlay Mustaqbal ayaa sheegay in ay ku wajahan yihiin Degmada Cadale oo ay shalay...

Wasiirka Gaashaandhigga Jabuuti oo maanta tagaya Beledweyne

Wasiirka Difaaca Dalka Jabuuti Cali Xasan Bahdoon, ayaa maanta tagaya Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Wasiirka ayaa ka haray wafdigii shalay madaxweynaha Jabuuti ee...

Dagaal Beeleed ka socda Cadale

Wararka naga soo gaaraya Degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in halkaasi uu saaka ka qarxay dagaal u dhaxeeya labo malleeshiyo beeleed. Dagaalkan...

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Waare oo booqasho ku jooga dalka Jarmalka

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo booqasho ku jooga dalka Jarmalka ayaa kulamo kula qaatay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda wadankaasi iyo xubno...
error: Content is protected !!