Tuesday, February 19, 2019

Madaxweynayaasha Hirshabelle iyo K/Galbeed oo dhagaxdhigga ka qeybgalay

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed ayaa ka qeybgalay munaasibadda dhagax dhigga dhismaha Waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye iyo Muqdisho iyo Jowhar. Munaasibadda...

Xiisad ka dhalatay khilaaf u dhaxeeya Mas’uuliyiin katirsan Gobolka Hiiraan oo Baladweyne ka taagan.

Xiisad ka dhalatay khilaaf u dhaxeeyso Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo Gudoomiye ku xigeenka Amniga Gobolka Cabdiraxiin Muxumad Taakoy Ayaa ka...

Hiiraan: 4; caruur ah oo ku dhaawacmay miino ay garaaceen.

Wararka ka imaanaya deegaanka Ceel-Gaal ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay maanta ku dhaawacmeen afar caruur ah ka dib markii ay garaaceen walxa...

Burundi oo sheegtay in ay ku dadaaleyso in ciidankeeda aysan ka bixin Somaliya

Dowladda Burundi ayaa wadda dadaal ay ku dooneyso in la hakiyo bixitaanka Kun Askari oo ka socda dalkeeda kuwaas oo laga saarayo Soomaaliya. Danjiraha Dalka...

Dowladda Federaalka oo Ciidamo geysay Deegaanada ay ka baxayaan Askarta Burundi

Sida Mustaqbal  Radio ay u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan  Dowladda Federaalka ayaa sheegay in dowladda Ciidamo geysay Deegaano katirsan Hir-Shabeelle. Ujeedka ayaa ah in ay...

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo boolis tababar ugu soo xiray Jowhar

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa maanta tababar u soo xiray Ciidan ka tirsan Booliska Maamulka Hirshabeelle. Ciidamadan oo tiradoodu gaareyso 200...

Waare oo Hiiraan u tagaya dhagax dhigga Mashaariic laga fulinayo Gobolka

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa waxaa uu sheegay in uu tagayo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Mr Waare ayaa sheegay in Baladweyne...

Saraakiisha Burundi ee AMISOM oo ka hadlay saameynta kunka Askari ee laga saarayo Soomaaliya.

Waxa socdo kulamo aan dhammaad lahayn oo looga tashanayo bixitaanka Ciidankaas iyo in aan saameyn ugu reebin howlgalka Midowga Afrika ee Hir-Shabeelle ka socda. Sarkaal...

Dilal ka dhacay Boosaaso iyo Beledweyne

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxayay dilal xalay ka dhacay Beledweyn iyo Boosaaso, iyadoo raggii weeraradaas geystyna ay ka baxsadeen gacanta laamaha amaanka kooxo...

Xildhibaan Farxiya Muumin “Buule Burde waxa ay u baahan tahay in go’doonka laga saaro”.

Xildhibaan Farxiyo Muumin Cali oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Deegaan Doorashadoodu tahay Hir-Shabeelle ayaa Mustaqbal u sheegtay in go'doonka Saaran Degmada Buule...
error: Content is protected !!