Wednesday, November 14, 2018

Dadweynaha & Dowladu maxey ka faa’iideen Bajaajka?.

Magaalada Mogadishu waxaa la sheegaa in qiyaastii ey ka shaqeyaan 23.000 Mooto Bajaaj dhan. Mid kasta Bishii waxaa laga qaadaa $ 15. Sannadkii waxaa ka...

Wasiiradda Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta oo ka shiraya Xaaladda Soomaaliya.

Wasiirada Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta ayaa  maanta oo Talaado ah Qaahira ku yeelanaya kulankooda 150-aad ayaa lagu wadaa in ay kaga hadlaan Xaaladda Soomaaliya. Waxa...

Xasan Cali Kheyre oo maqaal ka qoray xaaladda Geeska Afrika iyo doorka Somaliya.

Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maqaal ka qoray isbeddelka ka socda geeska Afrika iyo fursadda uga banaan Soomaaliya,waxaana uu maqaalkiisa ku billaabay. Cafiskii...

Masar oo lagu eedeeyay in ay Deemaraha u ekeysiiso Dameer Farowga si ay u...

Carwo lagu xannaaneeyo Duur joogta oo ku taalla Magaalada Qaahira ayaa lagu eedeeyay in ay rinji mariso Dameeraha si ay ugu ekaadaan Dameer Farowga...

Jeff Bezos oo noqday Ninka ugu taajirsan Caalamka.

Aas aasaha Suuqa Internetka ee Amazon Jeff Bezos,ayaa noqday Ninka ugu taajirsan Adduunka,waxaana uu dhaafay Ninka ugu taajirsanaa Caalamka ee lagu magacaabo Bill Gates. Bezos...