Saturday, March 23, 2019

MW Xaaf oo ganacsatada ugu baaqay in ay baxshaaan Canshuurta.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa manta Magaalada Galkacyo kula kulmay Maamulka Gobolka Mudug Saraakiisha amaanka Magaalada Galkacyo iyo Maamulka Degmada Galkacyo waxaana...

Xaaf: “Dowladda Xabbad joojin ayaan la gaarnay,waxa kalena hoos baa loo dhameyn”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta ku laabtay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Xaaf oo la hadlayay dadkii soo dhaweeyay...

Faroole: ‘Madaxweynaha iyo Raisalwasaaruhu iyaga ayaa Galmudug ka soo jeedee xal ha gaareen’

Senetor C/Raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra'isalwasaarahaba in xal kama dambeys ah laga gaaro khilaafka siyaasadeed ee ka jira...

Shirka Wasaaradaha Tamarta iyo Biyaha Dowlad Goboleedyada iyo DFS oo Dhuusamareeb ka furmay.

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug waxaa maanta ka furmay shirka looga hadlayo Tamarta iyo Biyaha Soomaaliya. Shirkaan oo ay Marti galisay wasaarada Tamarta iyo...

Dibadbax lagu Dalbanaayay in ay Cadaalad hesho Gabar la kufsaday oo ka dhacay Dhuusamareeb.

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud waxaa maanta ka dhacey dibadbax balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen dhalinyarada Magaalada kaas oo laga soo horjeeday...

Al-shabab oo Ceelbuur ku soo bandhigtay askar ka goosatay Dowladda Somaliya,Sawirro

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in ay isu dhiibeen shan askari oo ka mid ahaa Milatariga Soomaaliya. Waxaa ay sheegtay in Askartaas ay ka tirsanaayeen Ciidamada...

Deegaanno katirsan Galmudug oo Maanta Isgaarsiin la’aan ah.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheega in maanta shirkadaha isgaarsiinta ay hawada ka maqanyihiin. La oga sababta ka dambeysa...

Galmudug oo sheegtay in ay si dhow ula shaqeynayso Madaxweynaha Cusub ee Puntland.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Cisiid Cabdullaahi Deni oo maanta golaha...

Xildhibaan Odawaa: Dowladda dhexe kaalmadii dhaqaale waa ka goosatay Galmudug!

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa ku daliilay dowlada Fadaraalka Soomaaliya in ay Kaalmihii dhaqaale ka soo goosatay Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed Galmudug. Xildhibaanka oo maalmahaan...

Odayaasha Cabudwaaq oo ka soo horjeestay Gogosha uu dhigay Wasiir Sabriye

Qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galguduud ayaa sheegay in aysan ku qanacsaneyn habka uu Wasiirka arrimaha gudaha u wajahay...
error: Content is protected !!