Saturday, March 23, 2019

Madaxweyne Xaaf oo sheegay in ay dhisayaan ciidanka Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf oo maalmahan dambe ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta dib ugu soo laabatay Magaalada...

Gudiga doorashooyinka Qaranka oo xafiis ka furanaya Dhuusamareeb.

Madaxa Xukumada Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Gudiga doorashooyinka Madaxa banaan ee Soomaaliya. Gudoomiyaha Gudiga doorashooyinka...

Taliye Indha-Qarshe oo Ciidamo tababar ugu soo Xiray Gaalkacyo,Sawirro.

Taliyaha  Ciidanka xoogga Soomaaliya Daahir Aadan Cilmi indha-Qarshe oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa Tababar usoo xiray Cutubyo ka mid Noqonaya Ciidamada danab ee...

Galmudug oo ka hadashay Ciidanka Dowladda ee la wareegay Cadaado

Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay Ciidamada dowladda Soomaaliya ee xalay la wareegay Madaxtooyada Magalaada Cadaado iyo xarunta Baarlamaanka ee Magaaladaasi. Maxamed Cabdi Aadan, oo ah...

Madaxda Maamul Goboleedyada oo ka hadlay Qaraxyada iyo Weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen Makka...

Madaxweynayaasha Mamaul Goboleedyada Puntland, Jubbaland, Koofur Galbeed, Galmudug iyo Hir-Shabeelle ayaa Cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ay ku qaadeen Dhismo isugu jiro Ganacsi iyo Hoteelo. Warsaxaafadeedyo kasoo...

Wakiillo ka socda Wasaaradda qorsheynta Somaliya oo Ganacsato kula shirtay Dhuusamareeb.’Sawirro’

Masuuliyiin ka socda Wasaarada Qorsheynta Xukumada Faderaalka Soomaaliya ayaa maanta shir wada tashi ah kula yeeshey Dhuusamareeb Ganacsatada Galmudug. Wasaarada Qorsheynta XFS oo ay wehliso...

Xaaf: “Dowladda dhexe dagaal ayey igula jirtaa”

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in dowladda Federaalka ah ay wali dagaal kula jirto maamulkiisa. Xaaf, oo maanta tagay Magaalada Gaalkacyo...

Galmudug oo Dhuusamareeb ku qabatay Rasaas ay sheegtay in loo waday Al-shabab,Sawirro

Laamaha Amaanka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa soo bandhigay agab ay sheegeen in loo waday dagaalamayaasha Al shabaab. Saraakiisha Galmudug ayaa sheegay in hubkaan...

Faahfaahin: dab xalay ka kacay Koofurta magaalada Gaalkacyo.

Wararka naga soo gaaraya Koofurta magaalada Gaalkacyo, ayaa sheegaya in xalay lagu guuleystay daminta dab khasaare Hnatiyadeed sababay oo ka kacay goobo Ganacsi oo...

Madaxweyne Xaaf oo la kulmay Guddiga Nabadeynta Magaalada Gaalkacyo.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa kulamo isdaba joog ah kawada Magaalada Gaalkacyo, waxa uu qaabilay xubno kala duwan oo u badan qaybaha...
error: Content is protected !!