Tuesday, February 19, 2019

Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka oo ka hadlay Caqabadaha Hortaagan Howshooda.

Gudoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka oo Wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Mustaqbal waxa uu kaga hadlay Howlaha horyaalla Guddigooda. Caqabadaha dalka ka...

Taliska Ciidanka isku dhafka ah ee Gaalkacyo oo dalbaday ciidan dheeraad ah.

Jaamac Maxamed Axmed ; Taliyaha Ciidamada Isku dhafka ee Gaalkacyo oo la hadlay Idaacadda Mustaqbal ayaa sheegay in Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ay ka...

Maamulka Hiiraan oo ku baaqay daminta Colaadda Matabaan

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaallamaya degaanka Baanyaaley in ay dagaalka joojiyaan. Kulan ay maanta isugu yimaadeen mas'uuliyiinta Maamulka Gobolka iyo kan...

Taliyaha Booliska iyo Keating oo gaaray Gaalkacyo

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya  Bashiir Cabdi Maxamed(Ameeriko) iyo Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Michael Keating,ayaa gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Wafddiga gaaray Gaalkacyo,waxaa ay...

Gaalkacyo: Dad ku dhintay dadbley rasaas ku furtay Gaari Qaad waday

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaa ay sheegayaan in hal qof uu geeriyooday qof kalena uu dhaawac soo gaaray. Falkan...

Wasaaradaha Kalluumeysiga D.Goboleedyada oo xiriirka u jaray midda Federaalka.

War saxaafadeed ay wada jir u soo saareen Wasaaradaha Kalluumeysiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayey ku sheegeen in ay hakiyeen wixii xiriir wada shaqeyneed ahaa...
error: Content is protected !!