Saturday, March 23, 2019

Dowlad Goboleedyada oo Shuruud ku xiray ka qaybta shirka 17-ka Bishaan lagu ballamiyay.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Golaha Amniga Qaranka oo xubno ka yihiin Madaxda Dowlad Goboleedyada ku ballamiyay ka qaybgalka shir soconaya...

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Cadaado Gaaray.

Magaalada Cadaado Waxaa Saacado is xig-xigay gaaray Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo ka tagay Magaalada Caabudwaaq iyo Gudoomiyaha Baaralmaanka Cali Gacal...

Baarlamaanka Galmudug oo maanta dhegeysanaya mooshin ka dhan ah guddoonkooda

Baalamaanka Maamulka Galmudug ee fadhigiisu yahay magaaalada Dhuusamareeb ayaa maanta dhegeysanaya mooshin ka dhan ah guddoonka Baarlamaanka Maamulkaasi Cali Gacal Casir. Xildhibaannada Mooshinka ka gudbiyay...

Gudoomiye Cali Gacal oo ka Jawaabay Mooshinkii Laga Gudbiyay.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo goordhaw la hadlay Mustaqbal Radio ayaa kahor yimid Mooshin ay ka gudbiyeen Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug. Waxa uu...

Deg deg:- Mooshin laga gudbiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Galmudug oo maanta ku shiray Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in ay Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka ay u gudbiyeen Mooshin ka dhan...

Waare: “Amniga Muqdisho faraha ayuu ka baxay”

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa dhaliilay dowladda Federaalka ah,waxaan uu sheegay in amniga caasimaddda uu faraha...

Aw-Xirsi: ” Dowlad-goboleedyadu kama qeybgelayaan shirka Muqdisho, aniga ayaa la ii wakiishay”,Maqal

Sida uu Mustaqbal Radio u sheegay Wasiirka Qorsheynta Jubaland Aadan Aw-Xirsi Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa diiday ka qeybgalka shirka Amniga Qaranka ee uu dhawaan...

Dhimasho ka dhalatay Markab ku caariyay xeebaha Gobolka Mudug

Ugu yaraan hal qof ayaa la xaqiijiyay in uu dhintay halka labo kale ay ku dhaawacmeen kaddib markii rasaas lagu furay Dad u socday...

Akhriso War-Murtiyeedka Shirka Kismaayo

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa war murtiyeed ka soo saaray shirkii maalmahan uga socday magaalada Kismaayo. Qodobada ugu muhiimsan waxaa ka mid ah in...

Dowlad Goboleedyada oo hakadgeliyey wadashaqeyntii kala dhexeysay dowladda dhexe

War murtiyeed ka soo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya oo shir ku lahaa Magaalada Kismaayo maalmihii la soo dhaafay ayey ku sheegeen in...
error: Content is protected !!