Monday, January 21, 2019

Galmudug oo la xisaabtameysa xubnaha ugu jira aqalka sare

Maamulka Galmudug ayaa sheegay in uu la xisaabtamayo Sanatarrada aqalka sare ku matala Maamulkaas,kuwaas oo ay ku eedeeyeen in ay u dhaqmayaan sida dowladda...

Al-shabab oo sheegatay in ay Gaalkacyo ku dishay Cabdiweli Sh. Cali Cilmi

Iyada oo Koox hubeysan ay saaka weerar ku qaadeen Xarun uu leeyahay Wadaad lagu magacaabo C/wali Sh. Cali Cilmi oo ku taalla Magaalada Gaalkacyo...

Wasiirka Maaliyadda Galmudug oo booqday isbitaalka Cadaado

Wasiirka Maaliyadda dowlad Goboleed Galmudug ayaa maanta booqday isbitaalka dagmada Cadaado oo ay ku jiraan dadkii ku dhaawacmay dagaalkii shaley ka dhacey deegaanka Kaxandhaale...

Jeneraal Gaafoow oo ku guuleystay  kursi ka mid ah Golaha shacabka

Jeneraal Cabdullahi Gaafoow Maxamuud ayaa waxaa uu ku guuleystay doorasho maanta ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug. 51xubnood oo ergada ka mid ah...

Galmudug oo shaacisay magacyada Xildhibaanno iyo Wasiirro ay ku eedeysay faragelin

Warqad ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa waxaa uu ku sheegay in Xildhibaanno iyo Wasiirro ka mid ah...

Madaxweyne Farmaajo oo Shir Deg deg ah isugu Yeeray Madaxda Galmudug.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug si loo soo afjaro xaaladaha siyaasadeed iyo amni ee...

Maamulka Gaalkacyo oo ka hadlay dad Habeenkii furanaya baallayaasha ku shaqeeya Cadceedda

Maamulka Magaalada Gaalkacyo ee qeybta Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen dad lagu eedeeyay in ay Habeenkii furtaan layrarka  ku shaqeeya...

Golaha Aqalka Sare oo Go’aan ka qaatay Khilaafka Madaxda Galmudug. (Warsaxaafadeed).

War kasoo baxay Golaha Aqalka sare ayay ku sheegeen in aysan aqoonsaneen Xil ka qaadistii ay isku sameeyeen Madaxda Galmudug ee Labada Garab u...

Ciidanka Danab oo soo afjaray weerarkii Gaalkacyo

Ugu yaraan 15 Qof ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen halka kuwo kalena ay ku dhaawacmeen kaddib markii Saaka koox ka tirsan Al-shabab ay...

Madaxweyne Xaaf oo Saraakiisha Ammaanka ka Dhageystay Xaaladda Galmudug. (Sawirro).

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Maanta Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay Saraakiisha Ciidamada Ammanka. Saraakiisha iyo Taliyaasha...
error: Content is protected !!