Saturday, March 23, 2019

Madaxweyne Farmaajo oo mar kale shir ku ballamiyay Dowlad Goboleedyada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa isaga oo garwaaqsan baahida loo qabo ilaalinta midnimada, wadajirka iyo qarannimada Soomaaliyeed, isla markaasna tixraacaya...

Madaxweyne Waare oo laga reebay Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada. (Sawirro)

Wararka ka imanaaya Magaalada Garoowe ayaa sheegaya in gelinka dambe ee maanta uu ka furmayo Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Gooleedyada. Sida ka muuqato Boorarka madaxda...

Madaxweyne Xaaf oo Mooshin laga Gudbiyay.

Sida Mustaqbal Radio ay u sheegeen qaar kamid ah Xildhibaanada Galmudug ee ku sugan Magaalada Dhuusamareeb waxa ay Mooshin ka Gudbiyeen Madaxweyne Xaaf. Mooshinka ayaa...

Galmudug oo shaacisay magacyada Xildhibaanno iyo Wasiirro ay ku eedeysay faragelin

Warqad ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, ayaa waxaa uu ku sheegay in Xildhibaanno iyo Wasiirro ka mid ah...

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo aqbalay shirka lagu heshiisiinayo Madaxda Galmudug.

War kasoo baxay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) ayaa lagu sheegay in uu aqbalay shirkii 22-kii bishaan uu labada garab ee...

Golaha Aqalka Sare oo Go’aan ka qaatay Khilaafka Madaxda Galmudug. (Warsaxaafadeed).

War kasoo baxay Golaha Aqalka sare ayay ku sheegeen in aysan aqoonsaneen Xil ka qaadistii ay isku sameeyeen Madaxda Galmudug ee Labada Garab u...

Xaaf oo shahaado sharaf ka helay dowlad Goboleedyada,Sawirro

Iyada oo Maanta Magaalada Garowe lagu soo gaba gabeeyay shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada lagana soo saaray war-murtiyeed ka kooban 15 qodob oo Amaanka,Siyaasadda...

Aw-Xirsi: ” Dowlad-goboleedyadu kama qeybgelayaan shirka Muqdisho, aniga ayaa la ii wakiishay”,Maqal

Sida uu Mustaqbal Radio u sheegay Wasiirka Qorsheynta Jubaland Aadan Aw-Xirsi Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa diiday ka qeybgalka shirka Amniga Qaranka ee uu dhawaan...

Dhuusamareeb oo lagu Doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

Wararka Mustaqbal Radio ay ka heleyso Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in goordhaw Xildhibaanada Galmudug Garabka Magaaladaas ku sugan ay Doorteen Gudoomiyaha Baarlamaanka. Fadhiga Baarlamaanka oo...

Ciidamo ka wada tirsan Galmudug oo ku dagaallamay duleedka Cadaado

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Ciidamo ka wadatirsan maamulkaas ay ku dagaallameen duleedka Cadaado. Ciidamada weerarka la kulmay...
error: Content is protected !!