Saturday, March 23, 2019

10 Caqabad oo adkaynaysa guul lagagaaro qorshaha tiro-koobka ciidanka XDS

Dhowaan waxa ay baahisay Mustaqbal qoraal falaqeynaya soona bandhigaya natiijada kasoo baxday Tira-koob ay si wadajir u sameeyeen Wasaaradaha gaashaandhigga, Maaliyadda, Taliska ciidanka xoogga...

Wasiirka Amniga Galmudug oo sheegay in ay u diyaar garoobeen dagaal ka dhan ah...

Saadaq Shiikh Yuusuf Wasiirka Amniga Galmudug oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in xaaladda Amni deegaanada Maamulkaas, gaar ahaan meelaha ay maamulaan Galmudug oo...

Yaa kudagaalamaya Xeraale?

Xeraale waxa ay kamid tahay degmooyinka cusub ee gobolka Galgaduud, Dhuusamareeb waxa ay u jirtaa qiyaastii 70-80 Km, waxa ay u dhowdahay degmada Caabudwaaq...

Madaxweyne Xaaf oo magacaabay Degmooyin cusub

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa magacaabay Degmooyin cusub oo ku kala yaalla Gobollada Mudug iyo Galguduud. Degmooyinkan oo gaaraya Toban ayaa...

Dowladda Somaliya oo sheegtay in doorashooyinka Galmudug iyo Jubaland ay ku dhacayaan waqtigooda

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in doorashooyinka Galmudug iyo Jubaland aysan dib uga dhaceyn waqtigooda lana qabanayo. Wasiirka wasaaradda arrinaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya...

Galmudug oo ka hadashay dagaalka ka dhacay Xeraale.

Wasaaradda Arimaha gudaha iyo dowlaha hoose ee dowlad goboleedka galmudug ayaa kahadashay Colaadda kataagan deegaanka Xeraale ee gobolka galgaduud . Wasiirka Arimaha gudaha galmudug Duraan...

Faah-faahin: Dagaalkii Xeraale iyo khasaare soo kordhay

Inta la xaqiijiyay 8 qof oo u badan dhinacyadii dagaalamay ayaa geeriyooday, halka tiro intaa ka badan ay ku dhaawacmeen dagaalkii saakay. Waxa ay wararku...

Dagaal Beeleed ka socda Xeraale

Wararka naga soo gaaraya Degaanka Xeraale ee Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in halkaasi uu saaka dib uga qarxay dagaal beeleed xalay billowday. ILaa hadda lama...

Xaaf oo ka qeyb galay shir looga hadlaayay dhaqalaha Galmudug.Sawirro.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Xaaf ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug uga qeyb galay shirka jaheynta Siyaasada iyo Dhaqaalaha Dowlad Goboleedka Galmudug. Kulanka oo...

Taliyayaal Boolis oo tababar loogu soo xiray Muqdisho,Sawirro

Taliska Boolisk AMISOM ayaa magaalada Muqdisho tababar ugu soo xiray Taliyayaasha 40 Saldhig Boolis oo ka mid ah Booliska Soomaaliya. Taliyayaasha Booliska Soomaaliya ee tababarka...
error: Content is protected !!