Tuesday, February 19, 2019

Waxaa la soo gaaray waqtigii shacabku guran lahaayeen miraha Sharciga Isgaarsiinta (MAQAAL)

Q. Eng Cabdi Cashur Xasan* Labo sano ku dhowaad ayaa laga joogaa markii xukuumad iyo wasaarad ahaanba aan xilka la wareegnay, sidoo kale sanad...

Sooyaalka Khilaafka siyaasadeed ee Laamaha Fuinta iyo xeerdejinta Soomaaliya

Laga billaabo 2000-2016 afar xukuumadood oo soomaray  dalku waxa ay la kulmeen khilaaf  kadhexdhalanayey laanta fulinta oo ku dhammaanayey in la eryo wasiirka koowaad,...

Wasiir Bayle iyo Boqorka  Bangiga Dhexe

Mac’had la yiraahdo ( Overseas Development Institute ) lagana leeyahay Boqortooyada Ingrisiiska  ayaa loo xil saaray kala saarista iyo kala reebidda ku dhawaad 150 ...

Dowlad u adeegta ummadda ee aan ka adeegan!

Hadalada madaxweynuhu waxa ay leeyihiin rajo iyo yididiilo fiican, markii aan maqlay qeexidda uu siiyey xukuumadda uu dhisayo iyo qaabka uu doonayo in ay...

4 Qodob oo lagu hakin karo wararka been abuurka ah.

Adduunyada waxaa hadda ku badanaya been abuurka iyo in marararka qaar warar dhab ah loo maleeyo been abuur taas oo sababta mashaakil badan. Wararka been...

Waa maxay War?

Jawaabta Su’aasha “Waa maxay war” waxa ay noqon kartaa, War waa wixii cusub; waa waxa xilligaas la joogo dhacaya, haddii aad eegto/fiiriso sida Qaamuusku...

Dadka ku dhintay weerarrada argagixisada Caalamka 4tii Sano ee la soo dhaafay.

Qaramada Midoobey ayaa 21-ka August u gooni yeeshay maalinta Xusuusinta dhibanayaasha dadka ay waxyeelada u geysteen waxa loogu yeero Argagixisada, Golaha Guud ayaa ansixiyay...

Somaliya waa Dal Ciidan la’aan ah,Foreign Policy

Qarmada Midoobay iyo dalalka reer Galbeedka waxa ay marwaliba sheegaan iney ka go’antahay dhisida Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed, balse waa waxba kama jiraan, sidaasi waxaa...

Kusaabsan Daacish?

Dowladda Islaamiga ah ee Ciraaq iyo Shaam, ama  الدولة الإسلامية في العراق والشام, Shaam waa magac loo yiqiin dhul weyn oo kamid ahaa bariga dhexe,...

Isbeddelka Itoobiya & Is-muquuninta Qowmiydaha

Isbeddel ku cusub Xukunka iyo dhaqan-siyaasadeedka Itoobiya, laganayaabo in uu halistiisa yeesho ayaa hadda ku socda qaabkii ay Itoobiya u dhisnayd, kuna ahayd dowlad...
error: Content is protected !!