Thursday, March 21, 2019

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Canshuureysa Warqadaha Dalaaq-muujinta.

Wasaaradda Maaliyadda Maamulka Puntland ayaa Maanta oo Talaado ah shaacisay in ay Carshuur kusoo rogtay Waqadda Dalaaq-muujinta ee Caddeyn ahaanta loo siiyo Haweenka la...

Macno-tirka Mucaaradnimada!

Mucaaradnimadu waxa ay macno leedahay marka ay xambaarsan tahay aragti horumarineed iyo higsiga ku wajahan meel ka fiican heerka ay taagan tahay cidda la...

Ciddiyaha been abuurka ah oo laga mamnuucay Baarlamaanka Tanzania

Baarlamaanka Dalka Tanzania ayaa haweenka ku jira ka mamnuucay Ciddiyaha been abuurka ah e ay Haweenka ku kordhiyaan Ciddiyaha faraha Gacmaha. Guddoomiyaha Baarlamaanka Tanzania Job Ndugai,ayaa...

In cawrada gabadha lagu siiyey aad Facebook ku goobeyso Dayuusnimo kaweyn ma jirto!

Isaga oo isleh saaxiibadaa farxadda la wadaag ayuu gabadhii ay ku heshiiyeen guur iyo guri wada-yeelasho waxa uu la soo galay dhowr sawir oo...

Dr Cumar Iimaan ma tahay in uu Raalli gelin kabixiyo gefka kadhanka ah MW...

Horraantii 1991 Rag katirsanaa Ururkii Al Itixaad kana mid ahaa culimada ugu waaweyn ayaa  kaddib dhismaha dowladdii madaxweyne Cali Mahdi Maxamed waxa ay u...

Guushaada & Guul-darradaada gurigaaga ayaa qayb ku leh!

Nabi Muxamed Nabadgelyo iyo Naxariis dushiisa Allaha yeelee waxa uu Kow ka yahay dadka adduunka ugu saameynta badan, kaddib 1400 oo sano ayaa Risaaladii...

Aroos wadareed loo sameeyay lamaanayaal da’ ah,sawirro

Magaalada Kuche, ee Dalka China waxaa lagu qabtay Aroos wadareed loo sameeyay 20 lamaane oo ah dadka da'da ah. Arooskan waxaa lagu casuumay dadka Gobolka Xinjiang ee...

Maxaad ka ogtahay 10ka Furriin ee ugu qaalisan Adduunka ?, Sawirro

Ma rumeysan kartaa in Furriin ay sameeyeen lamaane kaliya ku kacay $3.bbilyan oo doollarka Mareykanka ah? Xaflado aroos oo farabadan laguna bixiyay qarash iyo Hanti...

Wasiiru dowlaha maaliyadda XFS ayaa kudhacay gef dhanka dhaqanka iyo Afka ah

Layla Zana waxay ahayd xildhibaanad Baarlamaanka Turkuga sannadkii 1991 ka soo gashay gobolka Kurdiga. Waxay dhaartii ku gudatay afkeeda Kurdish, ayadoo filashadu ay ahayd...

Dhageyso:- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka hadlay Nin dhowaan inta la dilay kadib...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo ka hadlayay Xaaladda Soomaaliya ayaa soo hadal qaaday dhacdooyin is xig-xigay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho. Si...
error: Content is protected !!