Monday, January 21, 2019

In cawrada gabadha lagu siiyey aad Facebook ku goobeyso Dayuusnimo kaweyn ma jirto!

Isaga oo isleh saaxiibadaa farxadda la wadaag ayuu gabadhii ay ku heshiiyeen guur iyo guri wada-yeelasho waxa uu la soo galay dhowr sawir oo...

Wasiiru dowlaha maaliyadda XFS ayaa kudhacay gef dhanka dhaqanka iyo Afka ah

Layla Zana waxay ahayd xildhibaanad Baarlamaanka Turkuga sannadkii 1991 ka soo gashay gobolka Kurdiga. Waxay dhaartii ku gudatay afkeeda Kurdish, ayadoo filashadu ay ahayd...

Xildhibaan Mahad Salaad: ‘Dhalinyarada yaan la marin habaabin!’

Maalmahaan waxaa baraha bulshada iyo warbaahinta gudaha dhex wareegayay dhacdadii xanuunka badneed ee lagu gubay walaalkeen Ahmed Alle ha-u-naxariistee. Waxaan aad ula yaabay buunbuuninta xad...

Wasiiradda Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta oo ka shiraya Xaaladda Soomaaliya.

Wasiirada Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta ayaa  maanta oo Talaado ah Qaahira ku yeelanaya kulankooda 150-aad ayaa lagu wadaa in ay kaga hadlaan Xaaladda Soomaaliya. Waxa...

Xaaskaaga dadka hortooda ma ku dhunkan/shumin kartaa?

Mid kamid ah saaxiibadeydii Jaamacadda  ayaa su’aasha sare i weydiiyey bil kahor, balse waxa aan u fahmay in uu wax ka qorayo sidaas awgeed...

Dhageyso:- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka hadlay Nin dhowaan inta la dilay kadib...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo ka hadlayay Xaaladda Soomaaliya ayaa soo hadal qaaday dhacdooyin is xig-xigay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho. Si...

Aroos wadareed loo sameeyay lamaanayaal da’ ah,sawirro

Magaalada Kuche, ee Dalka China waxaa lagu qabtay Aroos wadareed loo sameeyay 20 lamaane oo ah dadka da'da ah. Arooskan waxaa lagu casuumay dadka Gobolka Xinjiang ee...

Maxaad ka ogtahay 10ka Furriin ee ugu qaalisan Adduunka ?, Sawirro

Ma rumeysan kartaa in Furriin ay sameeyeen lamaane kaliya ku kacay $3.bbilyan oo doollarka Mareykanka ah? Xaflado aroos oo farabadan laguna bixiyay qarash iyo Hanti...

Haweeney Masaari ah oo sheegtay in u ka dhintay Jamaal Khashoggi,Sawirro

Wargeyska Washinton Post ee ka soo baxa Dalka Mareykanka ayaa baahiyay sheeko ku saabsan in Wariye Jamaal Khashoggi uu qabay xaas kale. Haweeneydan oo diidday...

Ciddiyaha been abuurka ah oo laga mamnuucay Baarlamaanka Tanzania

Baarlamaanka Dalka Tanzania ayaa haweenka ku jira ka mamnuucay Ciddiyaha been abuurka ah e ay Haweenka ku kordhiyaan Ciddiyaha faraha Gacmaha. Guddoomiyaha Baarlamaanka Tanzania Job Ndugai,ayaa...
error: Content is protected !!