Monday, December 17, 2018

RASMI: Isku aadka wareega 16-ka Champions League oo la sameeyay, Man United vs Psg,...

Waxaa si rasmi loo sameeyay isku aad koobka kooxaha qaarada yurub ee UEFA Champions League wareega 16-ka. Lugta hore ayaa la ciyaari doonaa 12-13 iyo 19-20...

Liverpool oo 4-sano kaddib guul ka gaartay kooxda Man United & Xherdan Shaqiri oo...

Kooxda Liverpool ayaa guul taariikhi ah ka gaartay dhigeeda Man United ciyaar ka tirsaneyd Horyaalka Ingiriiska Todobaadkiisa 17aad. Qeybtii hore ee ciyaarta waxaa si wayn...

Falanqeyn: Man City vs Everton, Kooxda Guardiola oo dooneysa in ay iska meerto ceebtii...

Kooxda Manchester City ayaa garoonkeeda ku qaabili doonta kooxda Everton kulanka ugu soo horeeya ee Horyalka Ingiriiska maanta oo Sabti ah. City ayaa dooneysa in...

Luka Modric oo Sameeyay wax aan muddo 20-sano ah Laga Sameyn Abaalmarinta Ballon D’or!

Xiddiga Khadka dhexe uga ciyaara kooxda Real Madrid ee Luka Modirc ayaa si Rasmi ah ugu guulaystay abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka ee Ballon...

Ballon D’or 2018: Waqtiga, Goobta & Xiddiga Ugu Ca-Cad Ku Guuleysiga Abaalmarinta Laacibka Adduunka...

Indhaha Taageerayaasha Kubadda Cagta ayaa kusii jeeda xaflada abaalmarinta xiddiga ugu fiican adduunka ee Ballon d’Or-ka taas oo lagu qaban doono caasimada Dalka France...

Erdoğan: Dilka Khashiqji waxa la qorsheeyey maalmo kahor fulintiisa

Madaxweynaha Turkiga oo maanta kahor hadlayey Baarlamaanka dalkiisa ayaa sheegay in dilka Suxfiga Jamal Axmed Khashiqji la qorsheeyey maalmo kahor inta aan la fulin,...

Xiddiga Tottenham Son Heung-min oo ka badbaaday in uu 2-sano ka mid noqdo Militariga...

Ciyaaryahanka  Kooxda Tottenham iyo xulka qaranka South Korea ee Son Heung-min ayaa ka badbaaday in uu galo laba sano oo ah tababarka militariga dalka...

DEG-DEG: ISKU AADKA KOOBKA CHAMPIONS LEAGUE XILI CIYAAREEDKA 2018/2019 OO LA SAMEEYAY.

Waxa si Rasmi ah loo soo saaray Isku aadka wareega Group-yada tartanka champions League xilli ciyaareedka 2018/2019 kaas oo ay ka qayb galayaan kooxaha...

Maradona: “Qalbiga ayaan Falastiin ka ahay”

Ciyaaryahankii hore ee dalka Argentine Diego Maradona,ayaa la kulmay Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas. Diego Maradona,ayaa kulanka Cabbaas uu la qaatay ku sheegay in Isaga oo ah ciyaaryahan...

Dhamaad: Xulka France oo garaacay Xulka Croatia kuna guuleystay Koobka Adduunka Russia 2018.

Xulka qaranka France ayaa si qurux badan ugu qaaday koobka adduunka Russia 2018 kadib guul fudud oo ay ka gaareen xulka qaranka Croatia iyaga...