Saturday, March 23, 2019

Yaaqshiid iyo Shangaani oo barbaro ku heshiiyay.

Degmooyinka Yaaqshiid iyo Shangaani oo kuwda jira Group A ayaa kulan adag ku yeeshay garoonka jaamacdaha ee magaalada Muqdisho, waxayna isla dhaafi waayeen barbaro...

Kulamada galabta laga ciyaari doono tartanka degmooyinka gobolka Banaadir.

Tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir ayaa shalay daaha laga rogay, waxaana galabta la ciyaari doonaa kullamo xiiso badan.  Kullanka furitaanka ayaa kusoo dhamaaday  2-0...

Tartanka kubadda cagta degmooyinka gobalka Banaadir oo si rasmi ah loo furay Sanadkan...

Xaflada furitaanka oo si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeyb galay, xubno ka socday wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha, Xiriirka kubadda cagta,...

Heegan vs Dekedda Kulan adag.

Xiriirka Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay in maalinta Ciida oo ku beegan 21 August in garoonka Wiish lagu ciyaari doono fiinaalka Koob...

Jadwalka tartanka kubadda cagta degmooyinka oo lasoo saaray.

Maamulka isbortiga Gobolka Banaadir ayaa maanta xaruntagobolka ku qabtay kulankaloogu diyargaroobayo furitaanka tartanka isla markaana lagu dhamaystirayay howlaha tartanka ka dhinnaa. Kulanka oo ay kasoo...

RASMI: Isku Aadka Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobalka Banaadir oo La Sameeyay

Waxaa si Rasmi ah loo sameeyay isku aadka wareega guruubyada koobka degmooyinka  gobolka Banaadir oo ay ka qayb qaadan doonaan 17-ka degmo. 17-ka degmo ee...

Hordhac: France vs Croatia & Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Finalka Koobka Adduunka...

Waxa la joogaa maalintii ugu dambaysay ee tartanka koobka adduunka Russia 2018 iyaa oo labadii xul ee ugu dambeeyay ay isku haleeli doonaan Moscow...
error: Content is protected !!