Saturday, March 23, 2019

Jadwalka wareega siddeed dhamaadka ciyaarah degmooyinka gobolka Banaadir oo lasameeyay.

Waxaa ka soo baxay kullamo adag ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir gaar ahaan wareega siddeed dhamaadka. Degmada Waabari oo bandhig wanaagsan samenaysa ayaa ku beegmatay Boondheere...

Wadajir iyo Xamar Wayne oo usoo baxay wareegga Rubuc-dhamaadka tartanka kubadda cagta degmooyinka.

Degmooyinka  Wadajir iyo Xamar wayne  ayaa   kusoo biiray liiska degmooyinka usoo gudbay wareegga rubuc-dhamaadka tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir  2018. Wadajir ayaa  4-1 uga...

Boondheere iyo Howl-wadaag oo usoo gudbay wareegga 8-da tartanka degmooyinka.

Degmooyinka Boondheere iyo Howl-wadaag ayaa xaqiijiyay booskooda wareeg-da 8-da tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadirkadib markii ay guulo ka gaareen degmooyinka Kaaraan iyo Deyniile. Kulanka...

Kulamo katirsan tartanka degmooyinka oo galabta la ciyaari doono.

Kulamadii ugu adkaa tartanka degmooyinka gobolka Banaadir ayaa lagu wadaa galabta in lagu ciyaaro garoomada Koonis iyo Jaamacadaha oo ku Yaala caasimadda Muqdisho. Guruubka la...

Kulankii shalay laga ciyaaray tartanka degmooyinka g,banaadir, iyo kuwa galabta la ciyaari doono.

Wali waxaa si xiiso leh garoomada kubadda cagta uga socdo tartanka kubadda cagta degmooyinka waxaa maanta  wada ciyaaray  Degmooyinka Xamar Wayne iyo Wadajir  oo...

Kulamada galabta laga ciyaaridoono tartanka degmooyinka gobolka banaadir.

Garoomada Koonis iyo Jaamacadaha oo ku yaala caasimadda Muqdisho ayaa lagu ciyaari doonaa kullamo aad u adag. Labada kullan ayaa ka kala tirsan guruubyada C...

Kulamada galabta laga ciyaari doono tartanka degmooyinka gobolka banaadir.

Tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir ayaa si xiiso leh u soconayaa, waxaana galabta la ciyaari doonaa kullamo aad u adag. Labada kullan ayaa ka...

Degmada Shibis oo guul dirqi ah ka gaartay Xamar Jajab.

Degmada ayaa  guul  dirqi ka gaartay   degmada  Xamar jajab oo ay kulan katirsan wareega Group-yada  tartanka kubadda cagta degmooyinka ku yeesheen garoonka Jaamacadaha. Labada koox...

Kaaaraan iyo Howl-wadaag oo isku garbo dhacay.

Degmooyinka Kaaraan iyo Howl-wadaag ayaa  kulan aad u xiiso badan  ku yeeshay garoonka Banaadir ee magaalada Muqdisho. Labada degmo oo kuwada jira   Group C  ayaa...

Kulamada xiisaha badan ee galabta laga ciyaari doono koobka degmooyinka gobolka banaadir.

Tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir ayaa si xiiso leh u soconayaa, waxaana galabta la ciyaari doonaa kullamo aad u adag. Labada kullan ayaa ka...
error: Content is protected !!