Monday, January 21, 2019

Shangaani oo dubatay Howl-wadaag una soo gudubtay wareeggga afar-dhamaadka.

Degmada  Shangaani ayaa iska xaadirisay  nus-dhamaadka tartanka kubadda cagta degmooyinka  Gobolka Banaadir kadib markii ay rigoorayaal kaga libin heshay  degmada Howl-wadaag. Shangaani oo kaalinta labaad...

Hodan iyo Xamarweyne oo galabta wada ciyaaridoona kulan xiiso badan.

Kulan ka tirsan Tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa maanta dhexmaraya kooxaha, Degmada Hodan iyo Degmada Xamarweyne, waxaana ciyaartan ay ka mid tahay kuwii ugu...

C/casiis Catoosh oo ka tagay Heegan, Yuu ku biiray.

Laacibka heerka caalami C/casiis Catoosh ayaa ka tagay kooxda Heegan kaddib hal xilli ciyaareed ee uu ku qaatay naadiga ciidanka Booliska. Xiddiga ayaa qaab ciyaareed...

Degmada Waaberi oo marki afaraad oo xiriir ah usoo baxday semi finalka tartanka kubada...

Degmada Waaberi ayaa marki afaraad oo xiriir ah iska xaadirisay afar-dhamaadka tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadirkadib markii ay 1-0 uga adkaataydegmada Boondheere. Labada degmo...

Bahda Isboortiga oo kulan baroor diiq ah u sameeysay Halyeeyad Qaran Saciido Nuur Abuukar...

Waxaa Hotelka Makah Al Mukaramah ee magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan loogu baroor diiqayay Alle ha unaxariistee Laacibicadii hore ee xulka qaranka kubadda Kolayga...

Sidee loo ciyaari doonaa wareega 8-da tartanka degmooyinka gobolka banaadir.

Waxaa maanta garoonka Banaadir ka bilaabanaya  kulamada Wareegga 8-da  tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2018. Tartanka   oo ay ka qayb galayeen  17-ka  degmo ee...

Jadwalka wareega siddeed dhamaadka ciyaarah degmooyinka gobolka Banaadir oo lasameeyay.

Waxaa ka soo baxay kullamo adag ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir gaar ahaan wareega siddeed dhamaadka. Degmada Waabari oo bandhig wanaagsan samenaysa ayaa ku beegmatay Boondheere...

Wadajir iyo Xamar Wayne oo usoo baxay wareegga Rubuc-dhamaadka tartanka kubadda cagta degmooyinka.

Degmooyinka  Wadajir iyo Xamar wayne  ayaa   kusoo biiray liiska degmooyinka usoo gudbay wareegga rubuc-dhamaadka tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir  2018. Wadajir ayaa  4-1 uga...

Boondheere iyo Howl-wadaag oo usoo gudbay wareegga 8-da tartanka degmooyinka.

Degmooyinka Boondheere iyo Howl-wadaag ayaa xaqiijiyay booskooda wareeg-da 8-da tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadirkadib markii ay guulo ka gaareen degmooyinka Kaaraan iyo Deyniile. Kulanka...

Kulamo katirsan tartanka degmooyinka oo galabta la ciyaari doono.

Kulamadii ugu adkaa tartanka degmooyinka gobolka Banaadir ayaa lagu wadaa galabta in lagu ciyaaro garoomada Koonis iyo Jaamacadaha oo ku Yaala caasimadda Muqdisho. Guruubka la...
error: Content is protected !!