Saturday, March 23, 2019

Jadwalka wareega siddeed dhamaadka ciyaarah degmooyinka gobolka Banaadir oo lasameeyay.

Waxaa ka soo baxay kullamo adag ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir gaar ahaan wareega siddeed dhamaadka. Degmada Waabari oo bandhig wanaagsan samenaysa ayaa ku beegmatay Boondheere...

Sheyma Maxamed: “Nafteeyda Ayaan kala baxsaday Muqdisho”

Sheyma waa Gabar madax ka ah Gabdhaha Kubadda Cagta Soomaaliya sidoo kalena Muqdisho ka aas aastay Koox kubadda Cagta ah oo u gaar ah...

Tababare cusub oo loo magacaabay Xulka Qaranka Soomaaliya.

Waxaa lagu soo waramayaa in Tababare cusub loo magacaabay xulka qaranka dalka Somaliya oo maamuli doono labada sane ee soo socoto. Gaffer Bashiru Hayford, oo...

Tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir oo maanta lasoo gabogabaynayo.

Waxaa maanta iyo caawa garoonka Banaadir lagu soo gebogabayn doonaa tartanka kubadda cagat degmooyinka Gobolka Banaadir 2018. Tartanka oo ay ka qayb galeen 17 degmo...

Hordhac: France vs Croatia & Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Finalka Koobka Adduunka...

Waxa la joogaa maalintii ugu dambaysay ee tartanka koobka adduunka Russia 2018 iyaa oo labadii xul ee ugu dambeeyay ay isku haleeli doonaan Moscow...

Ciyaartooyda Soomaaliya oo Guul Taariikhi ah Kasoo Hooyay Tartanka Ciyaaraha Fudud

Ciyaartoyda Xulka qaranka Cayaaraha Fudud ayaa guul taariikhi ah kasoo hoyay tartan cayaaraha Fudud oo dalka Djibouti lagu qabtay, waxayna kala soo hoyden laba...

Kulamada galabta laga ciyaaridoono tartanka degmooyinka gobolka banaadir.

Garoomada Koonis iyo Jaamacadaha oo ku yaala caasimadda Muqdisho ayaa lagu ciyaari doonaa kullamo aad u adag. Labada kullan ayaa ka kala tirsan guruubyada C...

Sidee loo ciyaari doonaa wareega 8-da tartanka degmooyinka gobolka banaadir.

Waxaa maanta garoonka Banaadir ka bilaabanaya  kulamada Wareegga 8-da  tartanka kubada cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2018. Tartanka   oo ay ka qayb galayeen  17-ka  degmo ee...

Fiinaalka tartanka kubadda cagta degmooyinka oo dib loo dhigay, Gormee la ciyaarayaa.

Waxaa xarunta Gobolka Banaadir ka dhacay kulan lagu iclaaminayay xilliga uu qabsoomayo fiinaalaha tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2018. Kulanka oo uu shir guddoominayay...

Yaaqshiid iyo Shangaani oo barbaro ku heshiiyay.

Degmooyinka Yaaqshiid iyo Shangaani oo kuwda jira Group A ayaa kulan adag ku yeeshay garoonka jaamacdaha ee magaalada Muqdisho, waxayna isla dhaafi waayeen barbaro...
error: Content is protected !!