Saturday, March 23, 2019

Tababare cusub oo loo magacaabay Xulka Qaranka Soomaaliya.

Waxaa lagu soo waramayaa in Tababare cusub loo magacaabay xulka qaranka dalka Somaliya oo maamuli doono labada sane ee soo socoto. Gaffer Bashiru Hayford, oo...

Ciyaartooyda Soomaaliya oo Guul Taariikhi ah Kasoo Hooyay Tartanka Ciyaaraha Fudud

Ciyaartoyda Xulka qaranka Cayaaraha Fudud ayaa guul taariikhi ah kasoo hoyay tartan cayaaraha Fudud oo dalka Djibouti lagu qabtay, waxayna kala soo hoyden laba...

Sheyma Maxamed: “Nafteeyda Ayaan kala baxsaday Muqdisho”

Sheyma waa Gabar madax ka ah Gabdhaha Kubadda Cagta Soomaaliya sidoo kalena Muqdisho ka aas aastay Koox kubadda Cagta ah oo u gaar ah...

Xulka Qatar oo ku guuleystay Asian Cup 2019.

Xulka Qatar ayaa ku guuleystay Koobka Asian Cup 2019 ee lagu qabtay Dalka Isugu tagga Imaaraatka Carabta. Ciyaartii kama dambeysta ahayd waxa ay galabta la...

Inter Milan oo ganaax garka loo suray, Sabab?

Kooxda reer taliyaani ee Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa in ganaax adag garka loo suray kadib caaydii ay taageerayaasha Inter u geysteen daafaca...

Mudo ka dib Daadir Amiin Cali daada oo ka tagay kooxda Banaadir SC, Yuu...

Mudo dheer ka dib waxaa kooxda Banaadir SC si rasmi ah uga tagay kabtankooda dhiiga ee Daadir Amiin cali dada. Kooxda Elman ayaa gacanta ku...

Xulalka Itoobiya iyo Soomaaliya oo Galabta ku kulmaya Magaalada Addis Ababa.

Magaalada Addis Ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya waxaa 3:30pm galabnimo waqtiga geeska afrika ku kulmaya Xulalka 23-jirada Dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya lug kamid ah...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Itoobiya kula kulmay Xulka Qaranka Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kulan casho sharaf ahaa u sameeyay Ciyaartoyda xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ku sugan...

FALANQEYN: Inter Milan Vs Barcelona iyo Wax walba oo ku saabsan kulanka Caawa

Barcelona ayaa si dhib yar u garaacday Inter Milan laba todobaad ka hor kulan ka dhacay Camp Nou waxana ay haatan si aad ah...

HORDHAC: Red Star Belgrade vs Liverpool, Reds o u baahan guul si ay uga...

Kooxda reer Ingiriis ee Liverpool ayaa u safartay dalka Serbia halkaas oo kulan xiisa badan kana tirsan wareega gurubyada ee Tartanka Champions League ay...
error: Content is protected !!