Monday, December 17, 2018

Diyaarad uu saarnaa wasiirka amniga Soomaaliya oo laga soo celiyey Nayrobi

Diyaaraddan oo uu la socday wafdi kasocday dowladda Soomaaliya uuna kamid ahaa wasiirka ammaanka Soomaaliya xildhibaan  Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayna saarnaayeen rakaab badan...

Sevilla oo shaacisay qiimaha ay ku fasaxeyso Steven N’Zonzi.

Agaasimaha kubada cagta ee Sevilla Joaquin Caparros ayaa sheegay inaysan kooxda ku iibin doonin Steven N'Zonzi wax ka yar £ 35m. N'Zonzi ayaa seddexdii sanno...

Leicester City oo kuso biirtay tartanka loogu jiro saxiixa daafac Barcelona ka tirsan.

Kooxda Leicester City ayaa lagu soo waramayaa inay ku biirtay tartanka loogu jiro saxiixa daafaca Barcelona Jerry Mina xagaagaan. Inkastoo uu ku biiray Blaugrana bilowgii...

RASMI: Cristiano Ronaldo oo kuu biiray kooxda Juventus iyo Real Madrid oo xaqiijisay warkaas!!

Kooxda Real Madrid aya si Rasmi ah u xaqiijisay in xiddigeeda Cristiano Ronaldo uu si Rasmi ah uga tagay kooxda ku ciyaarta Estadio Santiago...

Xulka France oo gaaraacay Xulka Belguim-ka iskana xaadiriyay Finalka-ka Koobka Adduunka.

Xulka qaranka France ayaa sii wada qaab ciyaareedkiisii fiicnaa isaga oo iska xaadiriyay finalka koobka adduunka Russia 2018 kadib markii ay guul ka gaareen...

Xulka Ingiriiska oo garaacay dhigooda Sweden una gudbay afar dhamaadka koobka Aduunka.

Xulka qaranka Ingriska ayaa shalay galab garacay xulka Sweden oo ka mid ah xulalka soo gaaray wareega sideeda ee koobka Aduunka. Ciyaarta ayaa aheyd mid...

HORDHAC: Russia vs Croatia, Martigaliyaasha oo doonaya in ay gaaraan Semi-finalka Koobka Adduunka.

Russia oo ka faa,iidaysanaysa dhulkeeda ayaa doonaysa in ay iska xaadiriso Semi-finalka koobka adduunka kadib markii ay xulka Spain ka reebeen tartanka. Croatia ayaa dhanka...