Monday, January 21, 2019

Ciddiyaha been abuurka ah oo laga mamnuucay Baarlamaanka Tanzania

Baarlamaanka Dalka Tanzania ayaa haweenka ku jira ka mamnuucay Ciddiyaha been abuurka ah e ay Haweenka ku kordhiyaan Ciddiyaha faraha Gacmaha. Guddoomiyaha Baarlamaanka Tanzania Job Ndugai,ayaa...

Cuntooyinka sababa in aad ku huruddo goobta shaqada,Sawirro.

Xilliyada shaqada waxaa dhacda in dadka qaarkii ay ku Gamaayoodaan (lulmoodaan),goobaha shaqada,taas oo ugu dambeyn sababta in qofka uu ku hurdo Kursiga shaqada. Haddaba waxaan...

16; Haween kakaaliyayaal caafimaad ah oo mar qura uur wada qaaday!,Sawirro

16; kalkaaliyayaal Caafimaad ah oo ka shaqeeya Isbitaalka Banner Desert Medical Centre ee Gobolka Arizona ee dalka Mareykanka ayaa Uur wada qaaday,taas oo ka...

Turkiga: Bisad cayilka ka batay oo Miisaanka laga dhimayo,Sawirro

Taci,waa Bisad ama Mukulaal 7 jir ah oo uu Miisaankeedu xad dhaaf noqday marka la bar bar dhigo heerka Mukulaalaha kale ee caadiga ah. Waxaa...

Maxay wadagaan Bakteeriyada Normal Flora iyo Qabiilku?

Cabdinaasir Shidde Cali oo ah arday barta cilmiga dhaqtarnimada (Medicine) kuna nool magaalada Muqdisho; ayaa dhowaan helay isu ekaansho ka dhaxeeya Qabyaaladda iyo Bakteeriyada...
error: Content is protected !!