Monday, January 21, 2019

Hindise-sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Cafimaadka Qaranka.

Soosaarista iyo meelmarinta xeerka mihnadalayaasha caafimaadku waa mi dkamid ah shaqooyinka ugu muhiimsan uguna baahida badan ee laga sugayo Baarlamaanka Federaalka oo maanta kakooban...

Turkiga: Bisad cayilka ka batay oo Miisaanka laga dhimayo,Sawirro

Taci,waa Bisad ama Mukulaal 7 jir ah oo uu Miisaankeedu xad dhaaf noqday marka la bar bar dhigo heerka Mukulaalaha kale ee caadiga ah. Waxaa...

UK: Nin 55 Tan ah oo la la’yahay Guri uu seexdo, Sawirro

Matthew Crawford, oo 33 jir ah, ayaa shantii bilood ee la soo dhaafay ku jira Isbitaalka King's Mill Hospital, ee Magaalada Nottinghamshire,waxaana culeyskiisu la egyahay dhagax...

Haweeney 83 jir ah oo dishay Odaygeeda oo 85 jir ahaa, Sawirro

Marjorie Grayson, oo 83 jir ah ayaa saaka oo Sabti ah lagu wadaa in ay ka soo muuqato Maxkamadda Magaalada Sheffield ee dalka Ingiriiska kaddib...

16; Haween kakaaliyayaal caafimaad ah oo mar qura uur wada qaaday!,Sawirro

16; kalkaaliyayaal Caafimaad ah oo ka shaqeeya Isbitaalka Banner Desert Medical Centre ee Gobolka Arizona ee dalka Mareykanka ayaa Uur wada qaaday,taas oo ka...

Hooyo lagu eedeeyey in ay dishey gabar yar oo ay dhashey.

Hooyadaan  oo ku nool dalka Mareykanka ayaa lagu eedeeyey in ay toogatey gabar yar oo ay dhashey xili gabeedo ay waceysay Booliska degmada si...

Xiriirka u dhexeeya Saddaqada iyo Liibaanta oo la helay!

Haddii aad macnaha Qur’aanka taqaan ama aad aqriso  waxa aad ogtahay in xukunka sharciga ah ee ugu dheer ee qur’aanku kahadlo uu yahay Aayadda...

Xaafaad ku taala Turkiga oo aan laga ogoleyn Sigaarka

Dadka Xaafad ku taala dalka Turkiga oo go,aan ku gaaray in aan sigaar xaafadooda dhexdeeda lagu cabin dadka dagana eyna caabin kuwa cabana ey...

Cuntooyinka sababa in aad ku huruddo goobta shaqada,Sawirro.

Xilliyada shaqada waxaa dhacda in dadka qaarkii ay ku Gamaayoodaan (lulmoodaan),goobaha shaqada,taas oo ugu dambeyn sababta in qofka uu ku hurdo Kursiga shaqada. Haddaba waxaan...

Maxay wadagaan Bakteeriyada Normal Flora iyo Qabiilku?

Cabdinaasir Shidde Cali oo ah arday barta cilmiga dhaqtarnimada (Medicine) kuna nool magaalada Muqdisho; ayaa dhowaan helay isu ekaansho ka dhaxeeya Qabyaaladda iyo Bakteeriyada...
error: Content is protected !!