Saturday, March 23, 2019

Kenya: Dhaqtar Bug ah, kuna guuleystay 8 qalliin oo Xabsiga la dhigay.

Ronald Melly, ayaa la xiray kaddib markii la ogaaday in uu sameeyay sideed qalliin oo guuleystay,kana sameeyay Isbitaalka degaanka Kapsabet. Mr Melly, ayaa ka tagay...

Nin ay ku xirantahay Killidii 5aad oo nool (Aqriso).

Kenan Hussein Kilic oo ah muwaadin Turki ah ayaa dib u helay howlaha shaqo Keliyo loo xiriiriyay, kadib markii ay shaqo joojiyeen kuwiisa 9-sano...

UK: Nin 55 Tan ah oo la la’yahay Guri uu seexdo, Sawirro

Matthew Crawford, oo 33 jir ah, ayaa shantii bilood ee la soo dhaafay ku jira Isbitaalka King's Mill Hospital, ee Magaalada Nottinghamshire,waxaana culeyskiisu la egyahay dhagax...

Haweeney Cad oo midabkeeda beddeshay si ay u dhasho Ubad Madoow!

Haweeney u dhalatay Dalka Germany ayaa midabkeeda cad u beddeshay Madoow iyada oo dooneysa in ay dhasho Ilmo Madoow ah. Martina Big, oo ah Haweeneyda...

Cuntooyinka sababa in aad ku huruddo goobta shaqada,Sawirro.

Xilliyada shaqada waxaa dhacda in dadka qaarkii ay ku Gamaayoodaan (lulmoodaan),goobaha shaqada,taas oo ugu dambeyn sababta in qofka uu ku hurdo Kursiga shaqada. Haddaba waxaan...

Sokor tayo xumo looga celiyey dekedda Mombasa ee Kenya oo kadegeysa Muqdisho

Markab siday sokor dhan 40 kun oo Tan oo loo diiday in uu kudejiyo Sokortaas dekedda Mombasa ee dalka Kenya dabayaaqadii sanadkii 2018 ayaa...

Adis Ababa: Nin Calooshiisa laga soo saaray 120 Musbaar!

Dhaqaatiirta Isbitaalka St. Peter Specialized, ee Magaalada Adis ababa ayaa qalliin ay ku sameeyeen Bukaan Isbitaalka tagay waxaa ay ka soo saareen 120 Musbaar,labo Saliinggo,Labo...

Haweeney 83 jir ah oo dishay Odaygeeda oo 85 jir ahaa, Sawirro

Marjorie Grayson, oo 83 jir ah ayaa saaka oo Sabti ah lagu wadaa in ay ka soo muuqato Maxkamadda Magaalada Sheffield ee dalka Ingiriiska kaddib...

Wax tarka Mooska oo la cuno maalin walba

Cilmi baaris uu sameeyay Mac-hadka AICR (American Institute for Cancer Research), ayaa looga hadlay waxtarka uu mooska u leeyahay qofka. Daraasaddan waxaa ay sheegeysaa in...

Ciddiyaha been abuurka ah oo laga mamnuucay Baarlamaanka Tanzania

Baarlamaanka Dalka Tanzania ayaa haweenka ku jira ka mamnuucay Ciddiyaha been abuurka ah e ay Haweenka ku kordhiyaan Ciddiyaha faraha Gacmaha. Guddoomiyaha Baarlamaanka Tanzania Job Ndugai,ayaa...
error: Content is protected !!