Saturday, March 23, 2019

Wax tarka Mooska oo la cuno maalin walba

Cilmi baaris uu sameeyay Mac-hadka AICR (American Institute for Cancer Research), ayaa looga hadlay waxtarka uu mooska u leeyahay qofka. Daraasaddan waxaa ay sheegeysaa in...

Haweeney 7; Carruur ah halmar ku dhashay Dalka Ciraaq

Warbaahinta Dalka Ciraaq ayaa aad u hadal haya dhalashada todobo Carruur ah oo halmar dhashay waliba si caadi ah. Haweeneyda Carruurtan dhashay oo magaceeda la...

Haweeney Cad oo midabkeeda beddeshay si ay u dhasho Ubad Madoow!

Haweeney u dhalatay Dalka Germany ayaa midabkeeda cad u beddeshay Madoow iyada oo dooneysa in ay dhasho Ilmo Madoow ah. Martina Big, oo ah Haweeneyda...

Sokor tayo xumo looga celiyey dekedda Mombasa ee Kenya oo kadegeysa Muqdisho

Markab siday sokor dhan 40 kun oo Tan oo loo diiday in uu kudejiyo Sokortaas dekedda Mombasa ee dalka Kenya dabayaaqadii sanadkii 2018 ayaa...

350, 000 qof oo shaqaale Biritish ah oo aan berri shaqo tagayn

Dalka Ingiriiska maalinta berri ee Isniinta ah waxaa laga xusayaa maalinta Xanuunsiga Ingiriiska ,waxaana shaqada aan tageynin shaqaale ku dhow nus malyuun qof. Sanadkii la...

Xiriirka u dhexeeya Saddaqada iyo Liibaanta oo la helay!

Haddii aad macnaha Qur’aanka taqaan ama aad aqriso  waxa aad ogtahay in xukunka sharciga ah ee ugu dheer ee qur’aanku kahadlo uu yahay Aayadda...

Hooyo lagu eedeeyey in ay dishey gabar yar oo ay dhashey.

Hooyadaan  oo ku nool dalka Mareykanka ayaa lagu eedeeyey in ay toogatey gabar yar oo ay dhashey xili gabeedo ay waceysay Booliska degmada si...

Hooyo rag kufsanaayey gabadheeda dil iyo dhaawac u geysatay.

Hooyadaan geesiyada ah ayaa dishey  oo nafta dhaafisay  Zamile Siyeka oo ka mid ahaa Saddex nin kufsanayaayey gabadha ay dhashey halka ay dhaawac xun...

Xaafaad ku taala Turkiga oo aan laga ogoleyn Sigaarka

Dadka Xaafad ku taala dalka Turkiga oo go,aan ku gaaray in aan sigaar xaafadooda dhexdeeda lagu cabin dadka dagana eyna caabin kuwa cabana ey...

Hindise-sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Cafimaadka Qaranka.

Soosaarista iyo meelmarinta xeerka mihnadalayaasha caafimaadku waa mi dkamid ah shaqooyinka ugu muhiimsan uguna baahida badan ee laga sugayo Baarlamaanka Federaalka oo maanta kakooban...
error: Content is protected !!