Monday, April 22, 2019

Rag Maqaayad ka cunteeyay, markii ay lacag iska waayeenna cagaha wax ka dayay, kaddib...

Saddex Nin ayaa 8dii December 2017,waxaa ay Maqaayadda Kilimandjaro  ku taalla Middlesbrough UK, ka cuneen Cunto macaan,markii ay cuniddii dhameysteen ayey is fiiriyeen,waxaana ay...

Xaaskaaga dadka hortooda ma ku dhunkan/shumin kartaa?

Mid kamid ah saaxiibadeydii Jaamacadda  ayaa su’aasha sare i weydiiyey bil kahor, balse waxa aan u fahmay in uu wax ka qorayo sidaas awgeed...

In cawrada gabadha lagu siiyey aad Facebook ku goobeyso Dayuusnimo kaweyn ma jirto!

Isaga oo isleh saaxiibadaa farxadda la wadaag ayuu gabadhii ay ku heshiiyeen guur iyo guri wada-yeelasho waxa uu la soo galay dhowr sawir oo...

Xildhibaan Mahad Salaad: ‘Dhalinyarada yaan la marin habaabin!’

Maalmahaan waxaa baraha bulshada iyo warbaahinta gudaha dhex wareegayay dhacdadii xanuunka badneed ee lagu gubay walaalkeen Ahmed Alle ha-u-naxariistee. Waxaan aad ula yaabay buunbuuninta xad...

Kenya: Dhaqtar Bug ah, kuna guuleystay 8 qalliin oo Xabsiga la dhigay.

Ronald Melly, ayaa la xiray kaddib markii la ogaaday in uu sameeyay sideed qalliin oo guuleystay,kana sameeyay Isbitaalka degaanka Kapsabet. Mr Melly, ayaa ka tagay...

Dhageyso:- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka hadlay Nin dhowaan inta la dilay kadib...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo ka hadlayay Xaaladda Soomaaliya ayaa soo hadal qaaday dhacdooyin is xig-xigay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho. Si...

Waa maxay War?

Jawaabta Su’aasha “Waa maxay war” waxa ay noqon kartaa, War waa wixii cusub; waa waxa xilligaas la joogo dhacaya, haddii aad eegto/fiiriso sida Qaamuusku...

SOSCENSA oo Cambaareysay falkii lagu rasaaseyey Ardayda Soomaaliyeed ee Iskuulka Hoyga Xamar

Warsaxaafadeed Muqdisho, 21, September 2018 Dallada Bulshada Rayidka ee koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ee SOSCENSA, waxay ka tacsiyaynaysaa falkii lagu weerary ardayda Dugsiga Hoyga Xamar ee...

Sidee loo dhigaa qodob-wareed?

Qoraalka qodob-wareed waa kaduwan yahay dhigidda dhammaan maqaalada kale ama xirmooyinka xogaha xambaarsan, sababtu waa in qodob-wareedku uu u soo badhigayo ama soo gudbinayo...

Guulwadayaasha guuldarrada horseeda!

Sida madax badan oo uga horreysay xilka kudhacday una horseedday in waqtigoodu dhammaado iyaga oo maadeys iyo maaweelo kujira ayaa  raisalwasaare Xasan Cali Kheyre...
error: Content is protected !!