Saturday, March 23, 2019

Ar Shidaalaa!!! Inteey iska qaban la’dahay?

Proff Yaxye Caamir Xaaji Ibraahim, ayaa maqaalkan kasameeyey iskudayga Kenya ay ku dooneyso boobka qayb kamid ah badda Soomaaliya iyo shirkii 7-dii Febraury lagu...

Germany: haweenay Caruurteedii iyo shaqadeedii ku weysay jacayl dartiis.

Haweeynaydaan u dhalatay dadlka jarmalka ayaa jeclaatay wiil dhalinyaro ah oo qaxooti ku jooga wadanjaas waxa ayna ku weysay shaqadeedii iyo caruurteedii. Waxaa qabsaday Baraha...

Uganda: Hoos u dhac ku yimid adeegsiga lacagaha taleefannada iyo baraha bulshada.

Hoos u dhac xoog leh ayaa ku yimid adeegsiga Baraha bulshada iyo lacagaha la isugu diro Taleefannada dalka Uganda kaddib markii ay labada adeegba...

Kenya: Nin xaaskiisa u dilay soor Ugaali darteed.

Nin u dhashashay Dalka Kenya ayaa xaaskiisa u dilay Soorta Ugaalida ee aadka looga jecelyahay dalkaasi. Ninkan ayaa isbitalka la geeyay saacado yar kadib markii...

Haweeney 7; Carruur ah halmar ku dhashay Dalka Ciraaq

Warbaahinta Dalka Ciraaq ayaa aad u hadal haya dhalashada todobo Carruur ah oo halmar dhashay waliba si caadi ah. Haweeneyda Carruurtan dhashay oo magaceeda la...

Daanyeer xaday wiil yar si uu ula ciyaaro

Daanyeerkaan ayaa xaday wiil yar oo 2 sano jir ahaa waxa uuna geestay meel cidlo ah oo jid dhiniciisa ah si uu ula ciyaaro. Dadka...

11 waxyaabood oo kaa dhigaya qof aan hab dhaqan wanaagsaneyn.

In aad lanoolaato bulsho waxa ay u baahantahey in aad leedahey hab-dhaqan wanaagsan oo aad kula socon karto bulshada. hadaba 11-kaan qodob waxa ay kaa...

1,127; Gabdhood oo iska diiwaangeliyay tababarka Ciyaaraha ee Jaamacadda Taif

Jaamacadda Taif ee Dalk Sucuudiga ayaa sheegtay in Barnaamijyada tababarka Ciyaaraha ee ku cusub Jaamacadda ay iska diiwaangeliyeen Ardey Gabdho ah oo gaaraya 1,127  Gabdhood. Gabdhaha...

Haweeney Cad oo midabkeeda beddeshay si ay u dhasho Ubad Madoow!

Haweeney u dhalatay Dalka Germany ayaa midabkeeda cad u beddeshay Madoow iyada oo dooneysa in ay dhasho Ilmo Madoow ah. Martina Big, oo ah Haweeneyda...

Mucaradnimo mise olole doorasho?

Waxaa jirta xikmad tiraahda haddii aadan rabin in lagu caayo gurigaaga iska fariiso waxna ha qaban. Xigmadaan waxay bedel u tahay in qofkastoo isku daya...
error: Content is protected !!