Saturday, March 23, 2019

5,000 oo qof qabow u istaagay in ay badbaadiyaan wiil yar oo xanuunsan.

Dadkaan ayaa Safaf dhaadheer istaagay ayada oo dhaxan iyo roob badan da’ayaan si ay dhiigooda ugu deeqaan wiil yar oo u xanuunsan cudurka halista...

Gaarigaaga qaaliga ah meel cidlo ah ma uga tagi laheyd?

Ganacsade da’yar ah oo u dhashay dalka Ingiriiska ayaa iskaga tagay gaarigiisa qaaliga ah oo jooga in kabadan $270,000 kun oo doolar kadib markii...

Turkiga: 95 jir Awoowe u ah 195 qof

Mülayim Can, oo ah 95 jir u dhashay Dalka Turkiga aya waxaa uu awoowe u yahay dad ku dhow 200 qof oo ah ilmihiisa...

Dr Cumar Iimaan ma tahay in uu Raalli gelin kabixiyo gefka kadhanka ah MW...

Horraantii 1991 Rag katirsanaa Ururkii Al Itixaad kana mid ahaa culimada ugu waaweyn ayaa  kaddib dhismaha dowladdii madaxweyne Cali Mahdi Maxamed waxa ay u...

Tiirarka & Shuruudda Salaadda

Ereyga Salaad oo kasoo jeeda Afka Carabiga kaddibna Soomaaliyoobay waxa loola jeeda marka Asalkiisa afka Carbeed la eego in lagu duceysto Kheyr, Barwaaqo &...

Wax tarka Mooska oo la cuno maalin walba

Cilmi baaris uu sameeyay Mac-hadka AICR (American Institute for Cancer Research), ayaa looga hadlay waxtarka uu mooska u leeyahay qofka. Daraasaddan waxaa ay sheegeysaa in...

Rag iska dhigay Uhuru Kenyatta oo lacag badan dhacay

Ugu yaraan 7 Qof ayaa maanta ka soo muuqday maxkamadda Magaalada Nairobi ee dalka Kenya,kuwaas oo lagu soo eedeeyay dambiyo badan. Marka 1aad Nimankan ayaa...

wiil aan gacmo laheyn oo aabihiis ku dhaawacay lugtiisa.

Ninkaan oo 23 sano jir ahaa ayaaa aabihiis ku dhaawacay maqas uu caloosha ka galgaliyay aabihiis isagoo isticmaalaya lugahiisa. Wiilkaan ayaa horaan u tababarnaa si...

Aroosad u geeriyootay Rasaas ku fakatay

Haweeney Aroos ahayd ayaa u geeriyootay rasaas loo ridayay dabaaldegga Xafladda arooskeeda. Mashaqadan ayaa shalay ka dhacday magaalada Gondar ee Gobolka Amxaarada ee Dalka Itoobiya. Koox...

Askari Itoobiyaan ah oo da’diisa iyo muuqaalkiisa kala duwanyihiin

Rejal Umer, waa 108 sano jir, laakiin sawirkiisa marka aad aragto waxaad diideysaa da’da uu sheegayo ama ku qoran shahaadadiisa dhalashad. Isaga oo u warramayay...
error: Content is protected !!