Tuesday, April 23, 2019

Masar oo lagu eedeeyay in ay Deemaraha u ekeysiiso Dameer Farowga si ay u...

Carwo lagu xannaaneeyo Duur joogta oo ku taalla Magaalada Qaahira ayaa lagu eedeeyay in ay rinji mariso Dameeraha si ay ugu ekaadaan Dameer Farowga...

Dooro kulliyadda kugu habboon

Ardaydu marka ay ka soo qalin jebiyaan dugsiyada sare, intooda dooneysa in ay jaamacadda galaan waxa ay welwel badan kala kulmaan kulliyadda ay dooranayaan,...

Maxay wadagaan Bakteeriyada Normal Flora iyo Qabiilku?

Cabdinaasir Shidde Cali oo ah arday barta cilmiga dhaqtarnimada (Medicine) kuna nool magaalada Muqdisho; ayaa dhowaan helay isu ekaansho ka dhaxeeya Qabyaaladda iyo Bakteeriyada...

Dhaqtar Jarmal ah oo ku Islaamay daraasad uu ku sameeyey suuradda Al Kahfi!

Mid kamid ah dhaqaatiirta waaweyn ee Jarmalka ayaa yiri: Maalin maalmaha kamid ah aniga oo safar ku jira ayaa waxa si kedis ah garoonka...

Kusaabsan Daacish?

Dowladda Islaamiga ah ee Ciraaq iyo Shaam, ama  الدولة الإسلامية في العراق والشام, Shaam waa magac loo yiqiin dhul weyn oo kamid ahaa bariga dhexe,...

Isbeddelka Itoobiya & Is-muquuninta Qowmiydaha

Isbeddel ku cusub Xukunka iyo dhaqan-siyaasadeedka Itoobiya, laganayaabo in uu halistiisa yeesho ayaa hadda ku socda qaabkii ay Itoobiya u dhisnayd, kuna ahayd dowlad...

Reerkii Layli Dhaansada Haamuhuu Ka Laayaa!!

Gobolada dhexe ee dalkeena; B/weyne, Dhuusamareeb iyo Galkacyo mar waxa ay ahaayeen meel jabhadaha iyo xasaraduhu ku badan yihiin, oo u lagu tiriyo keenadiid...
error: Content is protected !!