Friday, March 22, 2019

“iska daaya waa Muwaadin la halgamaya Afkiisa Hooyo”.

Berigii La sameynayay Xeerka Qoyska ayaa waxaa Guddi loo saaray ay dhiseen Guriga Hooyooyinka. Mid reer Xamar ah oo Guddigii Loo igmaday Mashruucaasi dhismaha Guriga...

Awoodda Warbaahinta waxa loo adeegsan karaa dib u dhiska dalka iyo Dadkaba.

Saabiriin Axmed Shariif, waa 12  jir, waxa ay kamid tahay Carruur lagu daryeelo xarunta xannaanada carruurta ee Dr Kadare oo ku taal degmada Boondheere...

16; Haween kakaaliyayaal caafimaad ah oo mar qura uur wada qaaday!,Sawirro

16; kalkaaliyayaal Caafimaad ah oo ka shaqeeya Isbitaalka Banner Desert Medical Centre ee Gobolka Arizona ee dalka Mareykanka ayaa Uur wada qaaday,taas oo ka...

“Areer Bariiska waa lawada cunayey! gaajana waa I haysay”!

Laba wiil oo Carruur ah oo dagaalaya ayaan u imid, waa jid dhexdiis, koox kale oo ay caseeyayaal isla yihiin ayaa isku caraadineysa, Iska...

Turkiga: Bisad cayilka ka batay oo Miisaanka laga dhimayo,Sawirro

Taci,waa Bisad ama Mukulaal 7 jir ah oo uu Miisaankeedu xad dhaaf noqday marka la bar bar dhigo heerka Mukulaalaha kale ee caadiga ah. Waxaa...

Macno-tirka Mucaaradnimada!

Mucaaradnimadu waxa ay macno leedahay marka ay xambaarsan tahay aragti horumarineed iyo higsiga ku wajahan meel ka fiican heerka ay taagan tahay cidda la...

Masar oo lagu eedeeyay in ay Deemaraha u ekeysiiso Dameer Farowga si ay u...

Carwo lagu xannaaneeyo Duur joogta oo ku taalla Magaalada Qaahira ayaa lagu eedeeyay in ay rinji mariso Dameeraha si ay ugu ekaadaan Dameer Farowga...

Dooro kulliyadda kugu habboon

Ardaydu marka ay ka soo qalin jebiyaan dugsiyada sare, intooda dooneysa in ay jaamacadda galaan waxa ay welwel badan kala kulmaan kulliyadda ay dooranayaan,...

Maxay wadagaan Bakteeriyada Normal Flora iyo Qabiilku?

Cabdinaasir Shidde Cali oo ah arday barta cilmiga dhaqtarnimada (Medicine) kuna nool magaalada Muqdisho; ayaa dhowaan helay isu ekaansho ka dhaxeeya Qabyaaladda iyo Bakteeriyada...

Dhaqtar Jarmal ah oo ku Islaamay daraasad uu ku sameeyey suuradda Al Kahfi!

Mid kamid ah dhaqaatiirta waaweyn ee Jarmalka ayaa yiri: Maalin maalmaha kamid ah aniga oo safar ku jira ayaa waxa si kedis ah garoonka...
error: Content is protected !!