Wednesday, January 23, 2019

Dooqa Shacabka iyo Doorashada Buntlaan!

Sawirkani waxa uu farriin buuxda ka bixinayaa  qorshe xumada daashatay doorashada la filayo in ay ka dhacdo Maamul Gobakeedka Soomaaliyeed ee Buntlaan, wiilkan yar...

Masar oo lagu eedeeyay in ay Deemaraha u ekeysiiso Dameer Farowga si ay u...

Carwo lagu xannaaneeyo Duur joogta oo ku taalla Magaalada Qaahira ayaa lagu eedeeyay in ay rinji mariso Dameeraha si ay ugu ekaadaan Dameer Farowga...

UK: Nin 55 Tan ah oo la la’yahay Guri uu seexdo, Sawirro

Matthew Crawford, oo 33 jir ah, ayaa shantii bilood ee la soo dhaafay ku jira Isbitaalka King's Mill Hospital, ee Magaalada Nottinghamshire,waxaana culeyskiisu la egyahay dhagax...

Maxay wadagaan Bakteeriyada Normal Flora iyo Qabiilku?

Cabdinaasir Shidde Cali oo ah arday barta cilmiga dhaqtarnimada (Medicine) kuna nool magaalada Muqdisho; ayaa dhowaan helay isu ekaansho ka dhaxeeya Qabyaaladda iyo Bakteeriyada...

“Waa aamini waayey in waxa bahalku Kadul cararay ee bacda kujiraa ay ...

Muna Cabdulqaadir Yuusuf waa hooyo heysata 5 carruur oo ay ku koriso agoonimo, si ay nolol maalmeedka reerka u raadiso waxa ay subax walba...

Hal Kalluun oo laga bixiyay $3.1Milyan oo dollar .

Guddoomiyaha Sharikadda Sushi ee Dalka Japan Kiyoshi Kimura  ayaa lacag xad dhaaf ah ku iibsaday hal xabbo oo Kalluun nooca Tuunada loo yaqaanno ah. Ninkan...

Awoodda Warbaahinta waxa loo adeegsan karaa dib u dhiska dalka iyo Dadkaba.

Saabiriin Axmed Shariif, waa 12  jir, waxa ay kamid tahay Carruur lagu daryeelo xarunta xannaanada carruurta ee Dr Kadare oo ku taal degmada Boondheere...

Haweeney 65 jir ah oo Gabar ku dhashay Hindiya, Sawirro

Haweeney la qariyay Magaceeda islamarkaana 65 jir ah ayaa Gabar ku dhashay Gobolka Kashmiir qeybta ay Hindiya maamusho. Odaga qaba Haweeneydan oo lagu magacaabo Xaakim...

Nin ay ku xirantahay Killidii 5aad oo nool (Aqriso).

Kenan Hussein Kilic oo ah muwaadin Turki ah ayaa dib u helay howlaha shaqo Keliyo loo xiriiriyay, kadib markii ay shaqo joojiyeen kuwiisa 9-sano...

Wasiirka amniga Somaliya oo la kulmay Wasiirka arimaha dibadda Denmark.

Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) iyo wifdi uu hoggaaminayey oo booqasho rasmi ah ku tagey dalka Denmark kadib martiqaad uga yimid...
error: Content is protected !!