Saturday, March 23, 2019

Guulwadayaasha guuldarrada horseeda!

Sida madax badan oo uga horreysay xilka kudhacday una horseedday in waqtigoodu dhammaado iyaga oo maadeys iyo maaweelo kujira ayaa  raisalwasaare Xasan Cali Kheyre...

In cawrada gabadha lagu siiyey aad Facebook ku goobeyso Dayuusnimo kaweyn ma jirto!

Isaga oo isleh saaxiibadaa farxadda la wadaag ayuu gabadhii ay ku heshiiyeen guur iyo guri wada-yeelasho waxa uu la soo galay dhowr sawir oo...

Wasiiru dowlaha maaliyadda XFS ayaa kudhacay gef dhanka dhaqanka iyo Afka ah

Layla Zana waxay ahayd xildhibaanad Baarlamaanka Turkuga sannadkii 1991 ka soo gashay gobolka Kurdiga. Waxay dhaartii ku gudatay afkeeda Kurdish, ayadoo filashadu ay ahayd...

Rag Maqaayad ka cunteeyay, markii ay lacag iska waayeenna cagaha wax ka dayay, kaddib...

Saddex Nin ayaa 8dii December 2017,waxaa ay Maqaayadda Kilimandjaro  ku taalla Middlesbrough UK, ka cuneen Cunto macaan,markii ay cuniddii dhameysteen ayey is fiiriyeen,waxaana ay...

Kenya: Dhaqtar Bug ah, kuna guuleystay 8 qalliin oo Xabsiga la dhigay.

Ronald Melly, ayaa la xiray kaddib markii la ogaaday in uu sameeyay sideed qalliin oo guuleystay,kana sameeyay Isbitaalka degaanka Kapsabet. Mr Melly, ayaa ka tagay...

Nin qurbaha ka yimid oo xaaskiisa ku dilay Muqdisho, Maqal & Muuqaal

Xaafadda Jiira Garoob ee Degmada Yaaqshiid,waxaa Habeen hore ka dhacay dil uu Nin ka yimid qurbaha u geystay Xaaskiisa. Gabadha la dilay ayaa lagu magacaabayay...

Dhaxal Suge u dhashay Sucuudiga oo 6; saac gudahood ku waayay 5; Xaas iyo...

Mid ka mid ah Amiirrada dalka Sucuudiga ayaa ka qeybgalay Qamaar ama Bakhtiyaanasiib lagu qabtay Magaalada Sharmal Sheekh ee Dalka Masar. Dhaxal Suge Maajid Bin...

Bilyaneer 12 shaqaale ah u raadinaya Gabadhiisa oo Jaamacad geleysa!.

Bilyanneer u dhashay Dalka Hindiya ayaa waxaa uu raadinayaa 12 shaqaale ah oo u shaqeeya Gabadhiisa oo billaabeysa Jaamacad,afarta sano ee soo socota. Bilyaneerkan ayaa...

Nin ay ku xirantahay Killidii 5aad oo nool (Aqriso).

Kenan Hussein Kilic oo ah muwaadin Turki ah ayaa dib u helay howlaha shaqo Keliyo loo xiriiriyay, kadib markii ay shaqo joojiyeen kuwiisa 9-sano...

Sidee loo dhigaa qodob-wareed?

Qoraalka qodob-wareed waa kaduwan yahay dhigidda dhammaan maqaalada kale ama xirmooyinka xogaha xambaarsan, sababtu waa in qodob-wareedku uu u soo badhigayo ama soo gudbinayo...
error: Content is protected !!