Saturday, March 23, 2019

15 Qodob oo aad ahmiyad ku siin kartid naftaada.

In kasta oo aysan dad badani ku baraarug saneyn hadana ahmiyada naftaadu waa ay fududahay in aad ilaawdid. Dadka ahmiyada siiya naftooda waa dad jecel...

Gudaha Wasaarada Tamarta iyo Khayraadka Biyaha!

Wasaarada Tamarta iyo Qeyraadka Biyaha sida la' ogyahay sooma saarto Tamar (Koronto) ma' qeybiso (lack for electrical grid and electrical transmission) mana gado (fix...

Daah-furka Inetrnet-ka Faca 4aad (4G)

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom waxa ay daah-furtay maanta adeegga Internetka 4G (Faca Afaraad-Fourth Generation) kaas oo aad uga waxtar iyo faa’iido badan 3G &...

Da’da ay Raggu ugu badanyihiin in ay xaasas kale raadiyaan.

Sida daraasado kaladuwan sheegayaan 60% Raga ka waaweyn 45 jirka ayaa u badan in ay raadiyaam xaasas kale oo cusub. Sababta ugu badan ee dadka...

Khilaafka Labada Gole ee Barlamaanka iyo Saamaynta uu kuyeelan karo Furitaanka Kalfadhiga 5-aad.

Khilaafka u dhaxeeya Labada Aqal ee Barlamaanka ayaa soo shaac-baxay bishii september -2018, Madaxweyne Farmaajo ayaa Xilligaas soo jeediyey in halmar lawada  furo Kalfadhiyada...

Dadka balamaha Jaceylka looga boxo oo noqda kuwo ay ka suusho kalsoonida.

Waxaa jira dhibaatoyin baaxad weyn oo ay la kulmaan dadka looga boxo balamaha jaceylka kuwaasoo ubadan dhaawacyo qalbi iyo in ay ka suusho kalsoonida. Caanshaqa...

5-ta Siyaabood oo aad ku hanan karto qalbiga qofka aad jeceshahay.

Runtii Jaceylku waa wax jira wuxuuna kayimadaa qabiga daacada ah waana dareen qofka kudhasha marka uu arko qof aad u cajabiyay oo uu isleeyahay...

Germany: Macalin booqday wadamada ay u dhasheen ardadiisa oo dhan.

Macalinkaan oo lagu magacaabo Jan kammann una dhashay dalka Jarmalka ayaa socdaal dal barasho ah ku soo maray dalal badan si uu bal wax...

Taariikh-nololeedka GS Ismaaciil Cilmi Boqorre

Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre waxaa uu ku dhashay Gobolka Awdal ee Gobolada waqooyi ee Soomaaliya 1939-dii,halkaas oo deegaan ahaan uu ka soo jeedo,wuxuuna Qur,aanka...

Imisaa lagu heli karaa Gaariga ugu qaalisan Adduunka?

Gaariga ugu qaalisan Adduunka waxaa lagu magacaabaa Bugatti ,waxana laga bixiyay lacag gaareysa $19Milyan oo doollarka Mareykanka ah. Nooca hore ee Gaarigaas oo soo baxay...
error: Content is protected !!