Tuesday, February 19, 2019

Kenya: Nin xaaskiisa u dilay soor Ugaali darteed.

Nin u dhashashay Dalka Kenya ayaa xaaskiisa u dilay Soorta Ugaalida ee aadka looga jecelyahay dalkaasi. Ninkan ayaa isbitalka la geeyay saacado yar kadib markii...

Haweeney 7; Carruur ah halmar ku dhashay Dalka Ciraaq

Warbaahinta Dalka Ciraaq ayaa aad u hadal haya dhalashada todobo Carruur ah oo halmar dhashay waliba si caadi ah. Haweeneyda Carruurtan dhashay oo magaceeda la...

Daanyeer xaday wiil yar si uu ula ciyaaro

Daanyeerkaan ayaa xaday wiil yar oo 2 sano jir ahaa waxa uuna geestay meel cidlo ah oo jid dhiniciisa ah si uu ula ciyaaro. Dadka...

11 waxyaabood oo kaa dhigaya qof aan hab dhaqan wanaagsaneyn.

In aad lanoolaato bulsho waxa ay u baahantahey in aad leedahey hab-dhaqan wanaagsan oo aad kula socon karto bulshada. hadaba 11-kaan qodob waxa ay kaa...

1,127; Gabdhood oo iska diiwaangeliyay tababarka Ciyaaraha ee Jaamacadda Taif

Jaamacadda Taif ee Dalk Sucuudiga ayaa sheegtay in Barnaamijyada tababarka Ciyaaraha ee ku cusub Jaamacadda ay iska diiwaangeliyeen Ardey Gabdho ah oo gaaraya 1,127  Gabdhood. Gabdhaha...

Haweeney Cad oo midabkeeda beddeshay si ay u dhasho Ubad Madoow!

Haweeney u dhalatay Dalka Germany ayaa midabkeeda cad u beddeshay Madoow iyada oo dooneysa in ay dhasho Ilmo Madoow ah. Martina Big, oo ah Haweeneyda...

Mucaradnimo mise olole doorasho?

Waxaa jirta xikmad tiraahda haddii aadan rabin in lagu caayo gurigaaga iska fariiso waxna ha qaban. Xigmadaan waxay bedel u tahay in qofkastoo isku daya...

Facebook oo qoraneysa shaqaale Soomaali ah

Sharikadda Facebook oo todobaadkii la soo dhaafay u dabaaldegtay sanadguuradeedii 15aad ayaa shaacisay in ay qaadaneyso shaqaale cusub oo ka shaqeynaya Nairobi Kenya. Shaqaalaha ka...

Holland: Siyaasi Muslimiinta necbaa oo Islaaminimada qaatay.

Dalka Holland siyaasi aad u necbaan jiray dadka Muslimiinta ah kana mid ahaa Xisbiga midigta fog ee dalka Holland ayaa hadda qaatay Diinta Islaamka. Siyaasigan...

Rag u eg Madaxweynayaasha Kuuriyada Waqooyi iyo Philippines, oo lagu arkay Hong Kong,Sawirro

Magaalada Hong Kong, waxaa lagu arkay labo Nin oo u eg Madaxweynayaasha Dalalka Philippines iyo Waqooyiga Kuuriya. Dadka magaaladan ayaa sawirro la gala labadan Nin...
error: Content is protected !!