Tuesday, April 23, 2019

Yaxye Caamir: ” U maleynmaayo in shabaab qarxiyeen Gaarigeyga”,wareysi

Dhaqaaleyahan Yaxye Sheekh Caamir oo shalay Gaari uu leeyahay lagu qarxiyay Muqdisho ayaa sheegay in ujeedada weerarkaasi ahaa in isaga lagu dilo. Wareysi u siiyay...

Gaari ay wateen Ciidanka dowladda oo dad ku jiiray Muqdisho,Sawirro

Ugu yaraan Labo qof ayaa geeriyootay halka uu qof kale ku dhaawacmay kaddib markii Gaari nooca Ciidamada iyo Saadka qaada ah ee Ciidamada dowladda...

Madaxweyne Farmaajo oo Shir Deg deg ah isugu Yeeray Madaxda Galmudug.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug si loo soo afjaro xaaladaha siyaasadeed iyo amni ee...

Muuqaal: Taliska Booliiska oo ka Hadlay Dilal Maanta Muqdisho ka dhacay.

Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay Dilal ka kala dhacay Degmooyinka Howlwadaag, Yaaqshiid iyo Hodan. Dilka Jaamacadda Soomaaliya ka dhex dhacay ayaa lagu dilay...

Maqal: Daahir Cali: Askariga dilay gabadheyda waa in caddaaladda la horkeeno!

Daahir Cali Faarax oo ah Aabaha Gabar Ardayad aheyd la oran jiray Deeqa Daahir Cali Faarax oo la hadlay  Mustaqbal Radio ayaa dalbaday in...

Nin qurbaha ka yimid oo xaaskiisa ku dilay Muqdisho, Maqal & Muuqaal

Xaafadda Jiira Garoob ee Degmada Yaaqshiid,waxaa Habeen hore ka dhacay dil uu Nin ka yimid qurbaha u geystay Xaaskiisa. Gabadha la dilay ayaa lagu magacaabayay...

Maxkamadda Ciidanka oo xukun ku ridday rag lagu eedeeyay Al-shababnimo

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Dowladda Soomaaluya ayaa xukunno kala duwan ku ridday xubno ku eedeysan in ay ka tirsanyihiin AL-shabaab. Raggan oo shan xubnood...

Muqdisho: Khasaare ka dhashay dagaal dhexmaray Ciidamo kawada tirsan Dowladda Somaliya

Ugu  yaraan Labo Askari oo ka mid ah Milatariga Soomaaliya ayaa  la xaqiijiyay in ay dhinteen halka mid kalena uu dhaawac soo gaaray kaddib...

Haweeney 83 jir ah oo dishay Odaygeeda oo 85 jir ahaa, Sawirro

Marjorie Grayson, oo 83 jir ah ayaa saaka oo Sabti ah lagu wadaa in ay ka soo muuqato Maxkamadda Magaalada Sheffield ee dalka Ingiriiska kaddib...

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka Hadlay Caqabada Hortaagan.

Xeer Ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in Caqabadaha ugu weyn ee Hortaagan Xeer ilaalinta ay tahay Siyaasadeenta iyo Qabyaaladeenta Kiis Dacweedyada. Waxa...
error: Content is protected !!