Friday, March 22, 2019

Nin qurbaha ka yimid oo xaaskiisa ku dilay Muqdisho, Maqal & Muuqaal

Xaafadda Jiira Garoob ee Degmada Yaaqshiid,waxaa Habeen hore ka dhacay dil uu Nin ka yimid qurbaha u geystay Xaaskiisa. Gabadha la dilay ayaa lagu magacaabayay...

Maxkamadda Ciidanka oo xukun ku ridday rag lagu eedeeyay Al-shababnimo

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Dowladda Soomaaluya ayaa xukunno kala duwan ku ridday xubno ku eedeysan in ay ka tirsanyihiin AL-shabaab. Raggan oo shan xubnood...

Muqdisho: Khasaare ka dhashay dagaal dhexmaray Ciidamo kawada tirsan Dowladda Somaliya

Ugu  yaraan Labo Askari oo ka mid ah Milatariga Soomaaliya ayaa  la xaqiijiyay in ay dhinteen halka mid kalena uu dhaawac soo gaaray kaddib...

Haweeney 83 jir ah oo dishay Odaygeeda oo 85 jir ahaa, Sawirro

Marjorie Grayson, oo 83 jir ah ayaa saaka oo Sabti ah lagu wadaa in ay ka soo muuqato Maxkamadda Magaalada Sheffield ee dalka Ingiriiska kaddib...

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka Hadlay Caqabada Hortaagan.

Xeer Ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in Caqabadaha ugu weyn ee Hortaagan Xeer ilaalinta ay tahay Siyaasadeenta iyo Qabyaaladeenta Kiis Dacweedyada. Waxa...

NISA oo sheegtay in ay soo qabteen Sarkaal katirsan Al-Shabaab.

Taliska Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyeen degmada Hiliwaa ay kusoo qabteen nin katirsan Al-Shabaab. Ninka...

Guddoomiyayaal iyo Garsoorayaal Maxkamadeed oo lagu dhaariyay Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacday munaasibad dhaarin ah oo loo qabtay Guddoomiyayaal Maxkamadeed iyo Garsoorayaal oo uu dhawaan magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee...

Ciidan Boolis ah oo baaritaan ka wada Muqdisho

Waddooyinka Magaalada Muqdisho ayaa saaka lagu arkayaa Ciidamo Boolis ah oo baaraya Gaadiidka kala duwan ee adeegsanaya Waddooyinka Magaalada. Ciidamadan ayaa lagu arkayaa inta badan...

Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan gaar ah Muqdisho kula leh Xildhibaanno iyo Odayaal

Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan gaar ah waxa uu la leeyahay Xubno kamid ah beeshiisa, waxaana kulanka intiisa badan diirada...

Booliska Muqdisho oo soo bandhigay magaca sarkaal ka tirsanaa shabab oo ay dileen

Booliska Magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay magaca Nin ay ku sheegeen in uu ahaa sarkaal ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab kaas oo qaabilsanaa Degmooyinka Hiriwaa iyo...
error: Content is protected !!