Tuesday, February 19, 2019

Dowlad Goboleedyada oo hakadgeliyey wadashaqeyntii kala dhexeysay dowladda dhexe

War murtiyeed ka soo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaaliya oo shir ku lahaa Magaalada Kismaayo maalmihii la soo dhaafay ayey ku sheegeen in...

Hooyada dhashay Guddoomiyaha Xamarweyne oo ka hadashay xarigga wiilkeeda

Hooyada dhashay Guddoomiyaha Degmada Xamarweyne,ayaa ka hadashay xarigga wiilkeeda,waxaana ay sheegtay in wiilkeeda uu ku xiranyahay dabin loo dhigay. Waxaa ay sheegtay in Xisaabiyaha Dowladda...

Shaqo joojin lagu sameeyay Guddoomiyaha Xamar Weyne

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha Degmada Xamar weyne ee Magalada Muqdisho. Warqad ka soo baxday Gobolka Banaadir oo uu ku saxiixanyahay...

Al-shabab oo 418; weerar geystay lix bilood gudahood, Warbixin.

Daraasad lagu sameeyay weerarrada Al-shabab  ee dhacay intii u dhaxeysay October 2017 ilaa April 2018 oo ay u dhaxeyso lix bilood ayaa lagu faah...

Ra’isalwasaare Kheyre oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Kulanka todobaadlaha ah ee guddi hoosaadka amniga golaha wasiirrada oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa looga...

NISA oo sheegtay in ay qabatay xubin ka tirsan Al-shabab

Qoraal lagu daabacay Bogga Twitter-ka ee Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa lagu sheegay in lagu qabtay xubin ka tirsan...

Labo Xaawa Taako ( tee sax ah?).

Taariikhda dunida waxaa ku badan, Dhacdooyin, sheekooyin iyo shakhsiyaad aan jirin oo la been abuuray sida: King Lier, Robenson Crouse, Carra weelo (Carra weelo...

Maxkamadda Ciidanka oo xukun ku ridday afar qof oo midi tahay haweeney

Maxamed Cabdullaahi Maxamed Cadow oo ah eedeysanaha koowaad ayaa Ciidamada amniga soo qabteen 22-kii  Bishii 4aad  ee sanadkan, iyadoo xilligaas lala xiriirnayay  Alshabaab, waxaana...

Kusaabsan Dowladda dhexe & Dowlad-goboleedyada

Heerka xal-raadinta siyaasadda iyo dwladnimada Soomaaliyeed haddii uu joogi jiray waddanka dibaddiisa oo ay dhexdhexaadin jireen dad isugu jira shisheeye dan raadis ah iyo...

Sawirro:- Golaha wasiirada XFS oo ansixiyay Xeerka Xayiraadda Lacagaha.

Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay xeerka xayiraadda lacagaha oo ay soo gudbisay wasaaradda maaliyadda, kaas oo...
error: Content is protected !!