Saturday, March 23, 2019

Golaha Shacabka oo Ansixiyay Mashruuca Xeerka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dowladda.

Xildhibaanada Golaha Shacabka kulan maanta ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka waxa ay aqrinta 3-aaad geliyeen Mashruuca Xeerka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dowladda. Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed...

Xildhibaanno mooshin ka keenay heshiisyada uu Farmaajo la galay Itoobiya iyo Eritrea

Xildhibaanno ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa mooshin ka dhan ah heshiiska uu madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo la galay dalalka deriska ah u...

Maxaa kasoo baxay fadhigii Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo Guddiga Joogtada? (Sawirro).

Gelinkii dambe ee maanta waxaa kulan gaar ah ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ku yeeshay Guddoonka Golaha Shacabka iyo Guddiyada Joogtada. Waxyaabaha looga hadlayay waxaa...

Wariye ku dhaawacmay Qarax Galabta ka dhacay Muqdisho.

Wararka Mustaqbal Radio ay heleyso waxa ay sheegayaan in Qarax galabta ka dhacay Muqdisho uu ku dhaawacmay Wariye Ismaaciil Shiikh Khaliifa. Qaraxa waxa ay wararka...

Cameey oo iska fogeeyay in Amarro Ka dhan ah Madaxweyne Gaas laga siiyo Muqdisho.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Cameey ayaa iska fogeeyay in Amarada ka dhanka ah madaxweyne Gaas laga siiyo Magaalada Muqdisho. Cameey ayaa...

Madaxweyne Farmaajo “Aqalka Sare waxaan ugu baaqayaa inay dedejiyaan hindise-sharciyeedka dhismaha Hey’adda Naafada Qaranka”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay maalinta caalamiga ah ee Naafada Adduunka ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay xoogga...

Dalkugalka aan la aqoosanayn ee Somaliland oo laga joojinayo Baasaboorka Soomaaliya

Hay'adda Socdaaka iyo Jinsiyadaha Soomalaiya ayaa billowday in ay joojiso muwaadiniinta wata Baasaboorka Soomaaliga ah ee uu saaran yahay Dal kugalka Somaliland (Somaliland Visa)...

Ciidamada amaanka oo qarxiyay Miino lagu aasay Bakaaraha

Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kala fur furay mid ka mid ah labo Miino oo lagu aasay suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Ciidamada...

Ciidanka Dowladda oo howlgal ka wada suuqa Bakaaraha

Ciidamada Amaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa baaritaan ka wada suuqa Bakaaraha ee Magalada Muqdisho. Howlgalka ka socda Suuqa Bakaaraha ayaa lagu sheegay in...

Muran u dhexeeya 6 shirkadood iyo Gaadiidleyda dekedda Muqdisho!

Laga soo billaabo sanadkii 2014, dekedda Muqdisho waxaa ka taagan muran iyo is faham xumo u dhexeysa dhinacyada kala ah Wasaaradda gaadiidka, Dekdedda, ganacsatada...
error: Content is protected !!