Saturday, April 20, 2019

Ciidamada dowladda oo howlgal ka fuliyay Howlwadaag

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay xalay howlgal dhallinyaro badan lagu qab qabtay ka fuliyeen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Taliska Booliska qeybtiisa Waliyow...

Golaha Shacabka oo maanta kulmaya

Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan  kale oo ka mid ah Kalfadhigooda shanaad ee dhawaan furmay. Ajendaha kulanka maanta ayaa lagu...

Booliiska Soomaaliya oo qabtay nin bam ku weeraray Saldhigga Warta Nabadda.

Booliiska ayaa sheegay in uu gacanta kudhigay Nin  hubeysan oo caawa weeraray Saldhigga Booliiska Degmada Wardhiigley ee Magaalada Muqdisho. Dadka deegaanka ayaa Mustaqbal u sheegay...

Shaqo Bannaan: TIFAFTIRE MUUQAAL/ VIDEO EDITOR

Mustaqbal media oo kakooban Xarun Raadiye, Degital Tv iyo Webiste, waxna ku baahiya Baraha kaladuwan ee Bulshada  waxa uu kamid yahay Warbaahinta xirfad yahanka...

Wasiirka cusub ee wasaarada arimaha dastuurka oo maanta xilka la wareegay.

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Xukumada Faderaalka Soomaaliya, Saalax Ahmed Jaamac ayaa maanta xilka Wasiirnimo kala wareegay siihayahii Wasiirka Wasaaradda Xuseen Cabdi cilmi. Xaflada...

Ciidankii Uganda ee ilaalinayayay Madaxtooyada,Dekadda iyo Garoonka Adan Cadde oo ka baxay dalka.

Ciidamo ka socday Dalka Uganda ayaa isaga baxay Muqdisho,kuwaas oo dhameystay shaqadooda halka sano ahayd ee ay ka hayeen howlgalka AMISOM ee Soomaaliya. Ciidamadan ayaa...

Magacyada: Guddoomiyayaasha cusub ee qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa isku shaandheyn iyo xilka qaadis ku sameeyay qaar ka mid ah Guddoomiyayaashii  Degmooyinka Gobolka Banaadir. Guddoomiyayaasha qaar...

Qarax ka dhacay degmada Hodan iyo toogasho ka dhacday degmada Kaaraan.

Wararka ka imanaya degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in qarax Xooggan uu maanta ka dhacay nawaaxiga ee xero Shiino oo u dhow...

Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo Midowga Afrika kala hadlay Amniga Caasimadda iyo Howlgalada Shabeelooyinka.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Simon Mulongo Ku-simaha Madaxda Midowga Afrika iyo Taliyaha AMISOM ee Soomaaliya, iyagoo...

Saddex qof oo lagu dilay Duleedka Muqdisho

Ugu yaraan saddex qof ayaa xalay lagu dilay degaanka Ceelasha Biyaha oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose ee Koofurta Soomaaliya . Dilkan ayaa dhacay markii...
error: Content is protected !!