Monday, December 17, 2018

Waddada Maka Al-Mukarama oo saaka xiran

Waddada Muhiimka ah ee Maka Al-Mukarrama ayaa saaka u xiran Ciidamo ka mid ah Booliska Soomaaliya. Ciidamada ayaa Gaadiidka u diidaya in ay adeegsadaan waddada...

Xildhibaan Mahad Salaad: ‘Dhalinyarada yaan la marin habaabin!’

Maalmahaan waxaa baraha bulshada iyo warbaahinta gudaha dhex wareegayay dhacdadii xanuunka badneed ee lagu gubay walaalkeen Ahmed Alle ha-u-naxariistee. Waxaan aad ula yaabay buunbuuninta xad...

Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Ex Control Afgooye.

Qaraxaan oo ka dhashay Barkontorool oo Ciidamada Dowladda ay ku leeyihiin meel aan ka fogeyn Ex-Control Afgooye ayay wararku sheegayaan in uu geystay Khasaare. Inta...

Dilal ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Wararka Idaacadda Mustaqbal ay ka heleyso Degmada Hodan gaar ahaan Dalcadda Madaxtooyadii hore   Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa sheegayaa in koox hubeysay ay halkaa...

Dhageyso:- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka hadlay Nin dhowaan inta la dilay kadib...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo ka hadlayay Xaaladda Soomaaliya ayaa soo hadal qaaday dhacdooyin is xig-xigay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho. Si...

Al-Shabaab oo sheegtay in ay Qarxiyeen Gaari ay wateen Ciidamada Dowladda.

Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay qarxiyeen Gaari Nuuca loo yaqaan James oo mararay inta u dhaxeysa Deegaanada Dhanaane iyo Jaziira ee Duleedka Muqdisho. 8 askari...

Shir looga hadlayay fulinta Go’aamada Maxkamadaha oo Muqdisho ka dhacay.

Shirkaan looga hadlayay fulinta go'aamada kasoo baxaya Maxkamadaha Dalka ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho. Waxaana ka qayb galay mas'uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka, sida Ra'iisul...

Qof lagu dilay Bakaaraha iyo laba qarax oo ka dhacday

Wararka naga soo gaaraya Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay qof ku dishay Boosteejada laga raaco Gaadiid ee ku dhow...

Yaxye Caamir: ” U maleynmaayo in shabaab qarxiyeen Gaarigeyga”,wareysi

Dhaqaaleyahan Yaxye Sheekh Caamir oo shalay Gaari uu leeyahay lagu qarxiyay Muqdisho ayaa sheegay in ujeedada weerarkaasi ahaa in isaga lagu dilo. Wareysi u siiyay...

Gaari ay wateen Ciidanka dowladda oo dad ku jiiray Muqdisho,Sawirro

Ugu yaraan Labo qof ayaa geeriyootay halka uu qof kale ku dhaawacmay kaddib markii Gaari nooca Ciidamada iyo Saadka qaada ah ee Ciidamada dowladda...