Tuesday, February 19, 2019

Wasiir Goodax oo shahaadooyin gudoonsiiyay Maxaabiis wax ku baratay Xabsiga dhexe.

Wasiirka waxbarashada Xukumada Faderaalka Soomaaliya Cabdulaahi Guudax Barre iyo Taliya Ciidanka Asluuta Sareeyo guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa shahaadooyin gudoonsiiyay maxaab ku xiran xabsiga...

Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir oo digniin u diray dadka Baraha Bulshada u cadaalad...

Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka ee gobolka Banaadir, ayaa digniin culus u diray dadka baraha bulshada u cadaalad doonta, Iyadoo kiisaskooda ay gacanta ku hayaan maxkamadaha...

Taliyayaasha AMISOM oo war ka soo saaray shirkoodii Muqdisho,Sawirro

Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gaba  gabeeyay shir ay lahaayeen Madaxda Taliyayaasha AMISOM,Miltaraga Soomaaliya, wakiillo ka socday AMISOM,Qaramada Midoobey, Midowga Afrika iyo waddamada taageera...

Qaramada Midoobey 30 Milyan oo doolar ku bixinaysa Nabada Soomaaliya.

Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka soo socda billowdo Sanduuqa dhismaha nabadda ee Soomaaliya, kaas oo ay ku bixi doonto 30 Milyan...

MW: Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaasha Nigeria iyo Hindiya,sawirro

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay danjirayaasha dalalka Nigeria iyo Hindiya. Safiirka Hindiya ee Soomaaliya Rahul Chabbra, ayaa warqadaha...

Museveni oo imanaya Muqdisho

Madaxweynaha Dalka Uganda Yuweri Museveni ayaa imanaya Magaalada Muqdisho kaddib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Soomaaliya. War ay baahisay Madaxtooyada Uganda ayaa lagu sheegay in...

Gaari uu lahaa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka K/Galbeed oo lagu qarxiyay Muqdisho

Ugu yaraan hal qof ayaa ku geeriyooday kaddib markii Gaari uu lahaa Xildhibaan ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed uu ku qarxay Magaalada...

Boolis tababar loogu soo xiray Muqdisho

Ra'isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan  Cali Kheyre iyo Saraakiisha Booliska Soomaaliya ayaa tababar u soo xiray Ciidan ka tirsan Booliska Soomaaliyeed. Ciidamadan ayaa tababarka loogu soo...

Al-Shabaab oo Soo bandhigay Gaari ay sheegeen in ay ka qabsadeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Gaari Nuuca loo yaqaan Cabdi Bile oo ku dheggan Taarkada Ciidamada Xoogga Dalka. Waxa ay sheegeen in ay ku qabsadeen...

Ciidamada Dowladda oo xalay Howlgal ka sameeyay Magaalada Muqdisho.

Ciidamada Booliiska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay howlgal ay kusoo qab-qabteen dhalinyaro ka sameeyay Degmada Warta Nabadda ee Gobolka Banaadir. Si gaar ah waxa ay...
error: Content is protected !!