Monday, December 17, 2018

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Madaxda Itoobiya, Jabuuti,Eritrea iyo Somaliya ku kulmayaan Muqdisho.

Madaxweynaha Somaliya, Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo), ayaa ka hadlay Isbeddelka qaabdhismeedka siyaasadda iyo Dhaqaalaha geeska Afrika iyo faa'idada ugu jirta Shacabka Somaliyed. Hadal uu Warbaahinta...

Guddoomiyayaal iyo Garsoorayaal Maxkamadeed oo lagu dhaariyay Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacday munaasibad dhaarin ah oo loo qabtay Guddoomiyayaal Maxkamadeed iyo Garsoorayaal oo uu dhawaan magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee...

Guddiga maaliyadda oo ka soo horjeestay kala dirista lagu sameeyay

Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka soo horjeestay Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha shacabka Soomaaliya. Cabdullahi Maxamed...

Golaha shacabka oo maanta fadhi ka leh Xisaab Xirka Miisaaniyadda Dowladda 2017.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa maanta oo ah Arbaco kuna beegan 10-ka bisha Octoober 2018 kulan yeelin kaga hadlaya Xisaab xirka Miisaaniyadda Dowladda...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Magacaabay Wasiirka Howlaha Guud.

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Magacaabay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska oo shalay iska casilay Xildhibaan...

Madaxda Sare ee dalka oo Saaka ka qeybgalaya aaska Janaraalo iyo askar Qarax Miino...

Madaxda ugu sareysa dalka, ayaa maanta ka qeybgalaya aaska Taliyihii, Abaanduulihii iyo askar ka tirsan Qaybta 12-ka Abriil ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaasoo...

Qarax Khasaare geystay oo ka dhacay Ex Control Afgooye.

Qaraxaan oo ka dhashay Barkontorool oo Ciidamada Dowladda ay ku leeyihiin meel aan ka fogeyn Ex-Control Afgooye ayay wararku sheegayaan in uu geystay Khasaare. Inta...

Dagaal xalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Rag hubeysan oo loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Ururka Al Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday fariisin ciidanka dowladda gaar ahaan kuwa booliska...

Dhageyso:- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ka hadlay Nin dhowaan inta la dilay kadib...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo ka hadlayay Xaaladda Soomaaliya ayaa soo hadal qaaday dhacdooyin is xig-xigay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho. Si...

AQRISO: Wasaarada amniga Somaliya oo shaqo joojin ku sameysay Shirkada Sahan Research.

Wasaarada amniga Somaliya, ayaa goordhow soo saartay Warqad ay ku sheegeyso iney ku joojisay shaqadii dalkan ay ka heysay Hay'ada Sahan research. Sababta, waxey ku...