Monday, December 17, 2018

Guddoonka Aqalka sare oo dhalliil u jeediyey madaxtooyada Soomaaliya & Madaxweynaha dowladgoboleedka Jubbaland.

Guddoomiyaha Golaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka ah iyo dowlad Goboleedyada. Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa...

Al-shabab oo digniin u diray Dalladaha waxbarashada dalka

Xarakada Al-shabab ayaa digniin u dirtay dalladaha waxbarashada ee ka jira dalka kuwaas oo ay sheegtay in ay wada shaqeyn dhow la leeyihiin dowladda...

Yaxye Caamir: ” U maleynmaayo in shabaab qarxiyeen Gaarigeyga”,wareysi

Dhaqaaleyahan Yaxye Sheekh Caamir oo shalay Gaari uu leeyahay lagu qarxiyay Muqdisho ayaa sheegay in ujeedada weerarkaasi ahaa in isaga lagu dilo. Wareysi u siiyay...

Waddooyinka Muqdisho oo qaarkood Saaka Xiran.

Sida Mustaqbal Warar ay heleyso ay sheegayaan waxaa saaka xiran qaar kamid ah Waddooyinka Magaalada Muqdisho. Gaadiidka ayaa loo diidayaa in ay kasoo agdhawaadaan Isgoysyada...

Madaxweyne Farmaajo oo mar kale shir ku ballamiyay Dowlad Goboleedyada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa isaga oo garwaaqsan baahida loo qabo ilaalinta midnimada, wadajirka iyo qarannimada Soomaaliyeed, isla markaasna tixraacaya...

Rag Maqaayad ka cunteeyay, markii ay lacag iska waayeenna cagaha wax ka dayay, kaddib...

Saddex Nin ayaa 8dii December 2017,waxaa ay Maqaayadda Kilimandjaro  ku taalla Middlesbrough UK, ka cuneen Cunto macaan,markii ay cuniddii dhameysteen ayey is fiiriyeen,waxaana ay...

Nin qurbaha ka yimid oo xaaskiisa ku dilay Muqdisho, Maqal & Muuqaal

Xaafadda Jiira Garoob ee Degmada Yaaqshiid,waxaa Habeen hore ka dhacay dil uu Nin ka yimid qurbaha u geystay Xaaskiisa. Gabadha la dilay ayaa lagu magacaabayay...

Dalkugalka aan la aqoosanayn ee Somaliland oo laga joojinayo Baasaboorka Soomaaliya

Hay'adda Socdaaka iyo Jinsiyadaha Soomalaiya ayaa billowday in ay joojiso muwaadiniinta wata Baasaboorka Soomaaliga ah ee uu saaran yahay Dal kugalka Somaliland (Somaliland Visa)...

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka hadlay Burcad saaka lagu qabtay Bakaaraha

Gudoomiye Ku xigeenka dhanka ammaanka & Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mohamed C/laahi Tuulax, ayaa soo dhaweeyay tallaabada ciidamada Booliska ay ku soo qabteen laba...

Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka oo maanta Muqdisho ka furmaya. (Sawirro).

Magaalada Muqdisho maanta oo ay taariikhdu tahay 27-ka Oktoobar 2018 waxaa ka dhacaya Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka oo muddo dheer kadib Soomaaliya kulan ku...