Monday, December 17, 2018

RW Khayre oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garoonka Muqdisho, xili ay taagantahay Xiisa...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib maalma uu booqasho iyo...

Gudoomiyaha Aqalka Sarre oo maanta Dalka dib ugu soo laabtay.(sawiro)

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib shir uu uga qeyb galey dalka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo la kulmay Madaxwaynaha Jabuuti

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed  ayaa magaalada Djibouti kula kulmay madaxwaynaha Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle. Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka iyo...

Mareykanka oo sheegay in 62; ka mid ah AL-shabaab uu ku dilay Shabeellaha hoose

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in labo weerar oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha hoose ay ku dishay 62; xubnood oo ka mid ah Al-shabaab. Qoraal ka...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Magacaabay Wasiirka Howlaha Guud.

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Magacaabay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska oo shalay iska casilay Xildhibaan...

Maxay u xiran yihiin Jidadka Muqdisho?

Isgoysyada iyo Jidadka waaweyn ee magaalada Muqdisho  oo  muhiim u ah isku xirka ganacsiga iyo socdaalka dadweynaha ayaa xiran, sidaas awgeed waxaa jira saxmad...

Ciidamada Dowladda oo saakay xiray waddooyinka Muqdisho.

Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa saakay xiray inta badan Waddooyinka Magaalada Muqdisho. Qaar kamid ah Dad saakay kusoo lugeeyay waddooyinka xiray waxa ay Mustaqbal u sheegeen...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka oo faah-faahiyay is dhexgalka Dalalka Geeska Afrika.

Ra'iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)  oo ka qayb galay shir ka dhacay Dalka Jabuuti, loogana hadlayay is dhexgalka iyo...

Qatar Airways oo Duulimaad ka bilaabaysa Muqdisho.

Kulan gaar ah oo Magaalada Dooxa ku dhexmaray Guddoomiyaha Qatar Airways Sayid Albakar Al-baakir iyo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxa ay ugu...

Xildhibaanada iyo Guddoonka Golaha Shacabka oo Kulamo gaar gaar ah Muqdisho ugu socdo.

Kulanka hore ayaa galabta ka dhacay mid kamid ah Hoteelada ku yaalla Muqdisho, kadib markii Xildhibaanada labada ay dalbadeen in lagu shiro meel ka...