Wednesday, November 14, 2018

Ciidanka Amaanka oo Muqdisho ku qabtay labo qof oo lala xiriiriyay Al-shabab

Howlgal ay sameeyeen xalay maqribadii ayay ciidamada booliska degmada waabari kusoo qabteen labo nin oo la sheegay in ay ka tirsanaayeen alshabaab. Saraakiil ka tirsan...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta ka dooday ku noqoshada Miisaaniyadda Dowladda 2018

Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta ka dooday ku noqoshada miisaaniyadda dowladda 2018 oo ay soo gudbisay wasaaradda maaliyadda. Kulanka oo uu shir guddoominaayay guddoomiye ku...

Madaxweyne Maye oo amarro dul dhigay Wasiirada Koofur Galbeed.

Baydhabo maanta oo ay taariikhdu tahay 12-11-2018, waxaa shir aan caadi aheyn isugu yimid Golaha Wasiirada Dowladda maamulka Koonfur Galbeed kaasi uu shir-guddoominayay sii-hayaha...

Wasiir Oomaar oo ka hadlay dab saaka ka kacay Garoonka Aadan Cadde

Wasiirka duulista hawada xukumada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Oomaar ayaa ka hadlay dab saaka ka kacay gudaha garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho . Wasiirku waxa...

Muqdisho: Taliyayaal Boolis oo xilka laga qaaday

Qaar ka mid ah Taliyayaasha Booliska Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa lagu sameeyay xilka qaadis halka kuwo kale la magacaabay. Taliyeyaasha xilka laga qaaday ayaa waxa...

Dab qabsaday qeybta Keydka Hadalka ee Radio Muqdisho

Dab ayaa ka kacay qeybta Keydka Hadalka ee Radio Muqdisho sida uu bartiisa Facebook ku qoray Agaasimaha Radio Muqdisho C/Fitaax Daahir Jeyte. Jeyte waxaa uu...

Amarro lagu sugayo Ammaanka Muqdisho oo lasoo saaray.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo maanta la kulmay Taliyaasha Ciidamada Booliiska, Asluubta iyo Militariga ayaa kala hadlay sugidda ammaanka. Waxaa kulankaas...

Duqa Muqdisho Oo Jabuuti Kaga Qeyb Galaya Shir Caalami Ah

Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Jabuuti ee Xarunta Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaas oo uga qeyb...

Khasaaraha ka dhashay Qaraxyadii shalay ka dhacay Muqdisho oo sii kordhay.

Qaraxyadaan oo shalay salaadii casir kadib kadib ka dhacay Hotel Saxafi oo kasoo horjeeda Xarunta Dambi baarista Soomaaliya ayaa sababay khasaare kala duwan. Dad ku...

Kusimaha Madaxweynaha DFS oo ka hadlay Qaraxyadii Galabta ka dhacay Muqdisho.

Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa cambaareeyay weerarkii Galabta ka dhacay Isgoyska Km4 gaar ahaan hotelka...