Monday, December 17, 2018

Rw Kheyre oo ka qeyb galey shir looga hadlayey amniga dalka.

Ra’iisul wasaaraha Xukumada Faderaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeyb galay shir looga hadlayay dib u habeynta qorshayaasha Abniga Dalka. Xasan Cali...

Madaxweyne Farmaajo oo garsooreyaasha ugu baaqay in ay ka qayb qaataan sarreynta cadaalladda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay xarumaha Maxkamadda Sare, Racfaanka iyo Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa sheegay in dowladdu...

Dilal ka dhacay Muqdisho

Ugu yaraan labo qof ayaa maanta lagu dilay Magaalada Muqdisho,kuwaas oo dadkii dilayna ay baxsadeen. dilalkan waxaa ay ka kala dhaceen Degmooyinka Xamarweyne iyo Hodon,waxaana...

Shaqaalaha Dowladdu xubin ma ka noqon karaa xisbiyada siyaasadda?

Soomaaliya waxa ay u socotaa heerkii ay dowladnimadeedu ku billaabatay oo ah hannanaka xisbiyada badan, sidaas awgeed waxaa kadhismaya xisbiyo siyaasadeed oo hordhac u...

Al-shabab oo digniin u diray Dalladaha waxbarashada dalka

Xarakada Al-shabab ayaa digniin u dirtay dalladaha waxbarashada ee ka jira dalka kuwaas oo ay sheegtay in ay wada shaqeyn dhow la leeyihiin dowladda...

Saraakiil uu tababaray Turkiga oo maanta la dhaariyay,Sawirro

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu dhaariyay 47 Saraakiil iyo Layli Saraakiil,kuwaas oo uu tababaray Turkiga . Munaasibaddan waxaa ka qeyb galay Saraakiil ka mid ah...

Xildhibaan Mahad Salaad: ‘Dhalinyarada yaan la marin habaabin!’

Maalmahaan waxaa baraha bulshada iyo warbaahinta gudaha dhex wareegayay dhacdadii xanuunka badneed ee lagu gubay walaalkeen Ahmed Alle ha-u-naxariistee. Waxaan aad ula yaabay buunbuuninta xad...

Nin qurbaha ka yimid oo xaaskiisa ku dilay Muqdisho, Maqal & Muuqaal

Xaafadda Jiira Garoob ee Degmada Yaaqshiid,waxaa Habeen hore ka dhacay dil uu Nin ka yimid qurbaha u geystay Xaaskiisa. Gabadha la dilay ayaa lagu magacaabayay...

Maxkamadda Ciidanka oo xukun ku ridday rag lagu eedeeyay Al-shababnimo

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Dowladda Soomaaluya ayaa xukunno kala duwan ku ridday xubno ku eedeysan in ay ka tirsanyihiin AL-shabaab. Raggan oo shan xubnood...

Muqdisho: Khasaare ka dhashay dagaal dhexmaray Ciidamo kawada tirsan Dowladda Somaliya

Ugu  yaraan Labo Askari oo ka mid ah Milatariga Soomaaliya ayaa  la xaqiijiyay in ay dhinteen halka mid kalena uu dhaawac soo gaaray kaddib...