Daafaca kooxda Stuttgart iyo xulka France Pavard ayaa lagu soo waramayaa in uu si rasmi ah ugu biiray kooxda Bayer.

Xidigaan ayaa ka mid ahaa xidigo aadka looga doonayay suuqa waxaana uu diirada u saarnaa kooxo dhowr ah oo ay ka mid tahay Barcelona.

22-jirkaan ayaa qalinka Bayer ugu duugay heshiis shan sano ah oo uu kula sii joogay kooxda reer Germny.

Laacibkan ayaa wacdaro ka dhigay koobkii aduunka ee sanadkii hore ka dhacay dalka Rusia.