Kooxda reer Taliyaani ee AC Milan ayaanan wali ka quusan saxiixa xidiga kooxda Chelsea ee Fabrigas.

Wargeyska Totosports ee kasoo baxa dalka taliyaaniga ayaa ku waramaya in kooxda AC Milan ay markale dalab rasmi ah ka gudbisay qabiirka qadka dhexe ee reer Spain.

Qandaraaska laacibkan ayaa macquul ah in uu dhoco bisha janaayo waxaana suuragal ah in xidigaan uu ugu dambeyn aqbalo in uu ku biro kooxda reer Milaano.