Dadkaan ayaa Safaf dhaadheer istaagay ayada oo dhaxan iyo roob badan da’ayaan si ay dhiigooda ugu deeqaan wiil yar oo u xanuunsan cudurka halista badan ee Kansarka.

Ugu yaraan 5,000 oo qof deeq bixiyaal ah ayaa u taagnaa safaf dhaadheer oo waqti badan ku qaatay si ay u badbaadiaan wiil yar oo kansar soo ritey.

Nearly 5,000 people turned up for a registration event  to see if they could be a stem cell match for Oscar Saxelby-Lee, who needs a donor within the next three months to be able to fend off his leukaemia
Dadka oo safaf dhaadheer ugu jira in ay dhiigooda ku deeqaan.

Wiilkaan yar oo 5 Sano jir ah ayaa la xanuun sanaya midka mida xanuunada kansarka oo halis uga jirey inuu dhinto waxaa isku taagay dadyow mutadawiciin ah oo ku saacidaya dhiiga uu u baahanyahay kadib markii uu dhaqtar sheegey hadii aan Sadax bilood dhiig bixin loo helin uu wiilka yar u geeriyoon doono xanuunkan.

Oscar has already had chemotherapy in a bid to control his disease but he will need more advanced treatment to get rid of the leukaemia completely
Wiilka yar ee Kansarka qaba oo Isbitaalka yaala.

Kansarka ku dhacay wiilkan yar ayaa leh Lafa xunuun, neefta oo dhibta qofka, dhibaatooyin xaga maqaarka iyo waxyaabo badan oo qofka halis ku ah.

5,000 qof ayaa is diiwan galisey oo codsaday in loo ogaalo in ey ugu deeqi karaan wiilka yar xubnahooda ama dhiigooda si loo badbaadiyo.

Volunteers and prospective donors took over two halls at Pitmaston School in Worcester over the weekend
dadka doonaya in ay isdiiwaan galiyaan si ay dhiigooda ugu deeqaan.

Dadka deeq bixiyayaasha ah ayaa iskugu soo aruuray School si loo baaro in ay xubnahooda iyo kuwa wiilka yar isqaadan karayaan.

Dadka ayey ku qaadatay maalmo in xabad xabad loo baaro si looga helo qofka ugu wanaagsan ee ugu deeqi karta wiilkan yar dhiiga uu u baahan yahay taas oo ey u dheereed deeq bixiyayaasha iney u taagnaayeen Safaf dhaadheer oo Roob iyo Qabow darani kajirey.

The school session happened after Oscar's parents, Olivia Saxelby and Jamie Lee, launched their 'Hand in Hand for Oscar' appeal to try and get as many people as possible to get tested
Dhaqaatiirta baaritaanka ku wada dad doonaya in ay dhiigooda ku deeqaan.