03 January 2019:  kulan ay yeesheen  xubno ka socda Ururada Bulshada Rayidka, Ganacsatada iyo Xirfadleeyda ee ku mideysan Dallada Bulshada Rayidka  ee SONSA oo horay loo oran jiray SOCENSA , waxa ay ka walaacsanyihiin  xaaladaha ku gadaaman xaalada siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan khilaafyada ka dhex jira Dowlada Federaalka iyo Maamul Gobaleeyada & wada shaqayn la’aanta  Dowlada Federaalka iyo Xafiiska Siyaasada ee Qaramada Midoobay(UNSOM). Dallada oo ka duulaysa ixtiraamida madax banaanida iyo karaamada Dalka , una  kuurgalaysa saamaynta ay keeni karto khilaaf iyo jahwareer saamayn ku yeealan kara dhismaha, xasiloonida  iyo horumarka Dalaka.

Dalladu , waxa ay adkeyneysaa, soona  jeedinaysaa talooyinkaan hoos ku xusan;

Halkan ka aqri War-murtiyeedka oo dhammeystiran

War-murtiyeed